Waxtarka baytaraafka xagga caafimaadka oo kooban

Waxtarka baytaraafka xagga caafimaadka oo kooban

Geedka baytaraafka ama baarbiyaatarka oo afka carabiga loo yaqaano الشمندر  ama  الشوندر  ama البنجر   ama  الباربة  ama  السلق afka ingiriiskana loo   yaqaano Beta vulgaris ama beet wuxuu ka mid yahay qudaarta aadka ugu fiican caafimaadka waxaa laga helaa faa’idooyin badan aan lasoo koobi karin.
Wuxuu leeyahay Vitamin B iyo Iron, magnesium iyo potassium

Waxatarka baytaraafka xagga caafimaadka oo kooban
Waxtarka baytaraafka xagga caafimaadka oo kooban

 

 

 

 

 

 

 

 

Marka aan kuusoo koobo faa’idooyinka laga helo waa sidan:

1-Wuxuu  yareeyaa cadaadiska dhiiga

Qofka markuu cuno baytarafka ama cabitaanka baytaraafka uu cabbo wuxuu waasiciyaa meelaha dhiiga maro taas waxay keenaysaa inuu hoos u dhigo cadaadiska dhiiga.

2- Wuxuu yareeyaa halista cudurka wadnaha

Baytaraafka wuxuu wataa waxyaalo badan u roon caafimaadka wadnaha
Gaar ahaan vitamin B wuxuu yareeyaa cholesterol dhiiga marka cudurka wadnaha wuu ka hortagaa

3- Qofka wuxuu siiyaa awood dhinaca dulkaada.

qofka baytaraafka cunaya wuu adkaysan karaa dhaqsi kuma daalo walibaga galmada qofka rabo inuu dheereeyo daal uma keenayso.

4- shaqada maskaxada ayuu awood siiyaa.

waayo dhiigga ayuu sahal uga dhigayaa inuu u qolqolo.

5- shaqada beerka ayuu u roon yahay wuxuu ka ilaaliyaa cudurada ku dhaco

6- wuxuu u roon yahay dheefshiidka

cuntada ayuu socodsiiyaa, qofka wuxuu ilaaliyaa calool fadhi iyo baabsiirka.

Marka geedka beytaraafka wax badan ayuu u taraa caafimaadka waa inuu ku dadaalaa qofka rabo inuu dhiso jirkiisa.

Geedka beytarafka waa geed soomaali laga helo.

Caafimaadka laga helo baytaraafka
Caafimaadka laga helo baytaraafka

 

 

 

 

 

 

 

Qofka sonkorta qabo ma isticmaali karaa qudaarta

Midkee nafaqo badan Caanaha Xoolaha iyo qudaarta

 

Baytaraafka iyo caafimaadka
Baytaraafka iyo caafimaadka

 

 

 

 

 

 

 

 

Baytaraaf in English

 

Red beetroot not only contains important nutrients such as vitamin B, iron, magnesium and potassium, but is also a major source of nutrients that are only found in a few nutrients.
1. Lowers blood pressure

When eating red beetroot, which is rich in nitrates, the body converts these nitrates into nitric oxide, which relaxes and dilates blood vessels, contributing to better transport oxygen and nutrients.

2. Reduces the risk of heart disease

Red beetroot contains a lot of betaine and vitamin B, which lower the level of cholesterol in the blood.
3. Enhances stamina

Professional athletes appreciate the benefits of red beetroot because it contains nitrates that provide absolute energy that enhances endurance

4. Improves brain function

Nitric oxide relaxes and dilates blood vessels in the brain as well, and this is especially important as we age, as our ability to produce nitrogen oxide decreases.

5. Supports liver function

Eating red beetroot daily can help reduce fat buildup in the liver due to betaine, which is abundant in spinach and quinoa as well.
6. Useful for digestion

To improve digestion, it is very useful to eat foods rich in fiber such as red beetroot. Consuming a glass of red beetroot juice daily helps reduce the risk of constipation, hemorrhoids and diverticulitis

Baytraf ama beytaraf ama beytaraaf guud ahaan waa geed faa’idooin badan leh

Waxtarka timirta halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More