معاجم عربية |
QAABKA QUBAYSKA WAAJIBKA AH
Niyayso inaad qubays waajib ah qubaysanaysid.
- Dhaq xubnaha taranka, dabeetana gacmaha iska dhaq. - U weyseyso sidaad ugu weyseysan jirtay Salaadda, lugahase katag. - Qubayskii billow adiga oo madaxa iyo garka biyaha dhex gelinaya. - Si fiican biyaha madaxa ugu shub ilaa ay ka hooraan. - Jirka ka dhaq dhanka midig. - Dhaq dhanka bidix. - Haddaad tahay qof cayilan, biyaha gaarsii meelaha jirku ka laablaabmo ee ay dhici karto in aanay keligood gaari karayn. - Dabeeto lugaha iyo cagaha iska dhaq - Waad dhammaysay, ha yeeshee biyaha dhabiil oo haku dhayalin.
|
CategoriesWho's Onlineترجم العربية إلى جميع اللغات
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||