معاجم عربية |
TALOOYIN LA SIINAYO NINKA CINIINKA AH
1- Beddel qaababka iyo xilliyada galmada.
2- Ahmiyad iyo feker badan ha siin galmada, hana u aabayeelin kutiri-kuteenka dadku isla dhex marayo. 3- Haasaawaha iyo hadalka macaani waa lama huraan intaanay hawsha galmadu billaaban, iskana jir inaad xaaskaaga kufsato. 4- Waxaa laga yaabaa inay Ciniinnimadu kugu soo gaadhay dhaxal, ayna habboon tahay inaad baaritaan caafimaad samaysid. 5- Utag xaaskaaga xilli jirkaaga iyo maskaxdaaduba ay deggan yihiin oo aanad dareemeynin wax welwel iyo degganaan la’aan ah toona. 6- Iska ilaali seegada iyo galmada xaaraanta ah. 7- Aragga indhahaaga cesho cibaadada Eebbena badso.
|
CategoriesWho's Onlineترجم العربية إلى جميع اللغات
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||