Login

Username:

Password:

Remember me



Lost Password?

Register now!

BBC Somali

Arabic Somali

Videos

Baramijkii Doorka Haweenka Raaxada Qoyska Haweenka Uk London 2012
Baramijkii Doorka ...
(01/12/2012)
معلقة عمرو بن كلثوم التغلبى 1
معلقة عمر...
(07/08/2010)
DAARUL AAKHIRA PART 25 MAXAMED SHEEKH IBRAAHIM KENYAWI
DAARUL AAKHIRA PAR...
(06/08/2012)
SmartSection is developed by The SmartFactory (http://www.smartfactory.ca), a division of INBOX Solutions (http://inboxinternational.com)
Qaababka loogu tago xaaska uurka leh
Sida la ogyahay insaanka xayawaanaadka wuxuu kaga duwanyahay dhanka galmada, insaanka galmadiisa xilli kuma xirna xayawaanka

see xilli buu boodaa waqtina ma boodo, diiqa kaliya ayaa u soo dhow aadanaha markaad guursato gabar ogow ma ahaanayso sida aad ku guursatay waxyaalo badan ayaa ku soo kordha noloshiina waxaa ka mid uurka, xaaska uurka leh waxay u baahantahay qaab taxdar ah in loogu tago si loo ilaaliyo uurjiifka marka qaabka fiican oo aan dhib ka imaanaynin inshaa Allaah ayaan rabnaa akhristaha inaan u sheegno


Qaababka loogu tago xaaska uurka leh

1- naagta inay u seexato dhinaca midig ama bidix ninkana gadaal ka soo seexdo kaddib farjiga uu geliyo, qaabkan ma adka naagta si

fiican waa inay u soo dhigtaa farjiga.
2- weji weji inay u seexato iyadoo uurka wax yar kor u soo qaadaysa kaddib ninka gadaal ayuu ka soo galayaa farjiga ayuu gelinayaa dabcan
3- inay jilbaha dhulka dhigato labada calaacal ku tiirsato, ninkana jilbaha ayuu ku istaagayaa gadaal ayuu ka soo gelinayaa
4- inay dhabar dhabar u seexato qaybteeda hoose kor u soo qaado ninkana jilbaha dhulka dhigto wax yar ay lugaha kala bixiso,

qaabkan haddii aysan u baranin way ku adagtahay

Navigate through the articles
Previous article Maxaa keena ninka naagtiisa inuu naco Maxaa u keena kacsi ninka maxaa lagu reebi karaa ? Next article
 
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.

Raaxada guurka blog

1+

VOA Somali

Who's Online

20 user(s) are online (4 user(s) are browsing Collection)

Members: 0
Guests: 20

more...

 

Privacy Policy