SmartSection is developed by The SmartFactory (http://www.smartfactory.ca), a division of INBOX Solutions (http://inboxinternational.com)
Collection > La yaabka aduunka > Bacdaa bannaanka loo soo dhigay
Bacdaa bannaanka loo soo dhigay
Bacdaa bannaanka loo soo dhigay
Dadka Soomaalida marka ay ka soo tageen dalkooda waxay soo dhexgaleen bulsho dhaqan ka fog leh dhaqankooda, taasi waxay keentay in ay dhacaan waxyaalo lala yaabo, sida la ogyahay nidaamka reer galbeedka naagaha ayuu ka hormariyaa nimanka, naagihii waxay ka faa'idaysteen fursaddaas markay isdagaalaan iyaga iyo nimankooda inay bacda usoo tuuraan, bac-tuurista waxaa laga wadaa ninka oo laga soo fogeeyo guriga ama ilmaha haddii warka uu maqli waayo booliska ayaa miyirka u dejinayo, run ahaantii wax ka fiican ma jiro isfahnka ninka iyo xaaskiisa.

Navigate through the articles
Previous article Biyo nadiif ayaa dhif ka noqday dalkeena !! Fiiri Allaah sida uu wax u badbaadiyo Next article
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.

From album

Who's Online

7 user(s) are online (5 user(s) are browsing Collection)

Members: 0
Guests: 7

more...