Free online learning

Who is Online
11 user(s) are online

Members: 1
Guests: 10

daruur, more...
Photo View
Sabiyaan Siidow Baale
Qudaarta degmada Afgooye 2015
Shir weyne loo dhan yahay
Misigada dalka hooyo
Soomaaliya 1

Recent News

Booliska Taliyaaniga oo l...

Global, European and African and Asian economic news political sports

Booliska Taliyaaniga oo l... Posted by daruur (08/24/2015)

bada taliyaaniga

Booliska Taliyaaniga oo badbaadiyay sedex kon dad saarnaa marka u wadey dalka taliyaaniga, markabkaas oo ka soo baxay dalka Libya, waxaa la sheegay dadkaas waxay saarnaayeen marka lagu ugaarsado kalluunka, sidoo kale booliska taliyaaniga waxay sheegaan inay qabteen lix qof u dhashay dalka masar, kuwaas oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dadka soo hijroonaya, oo ay ka soo qaaten lacag si ay u geeyaan xeebaha taliyaaniga, dad gaaraya 432 qof ayaa waxay sheegeen in la soo saaray markab aad u yar waxaan la socday caruur naas nuug ah iyo dumar, sidoo kale waxaa laga soo qaatay qof kasta iyaga ka mid ah lacag gaaraysa 2200 doolar, sida la ogyahay dad badan oo soomaali ah ayaa la socday doomo badan oo ka baxay dalka Libya iyo dalka Masar

 

My Articles

Ma taqaanaa kundile kundaaye

Waxaa la sheegay inuu jiri jiray nin aad biiq u ah (fuley) hadduu wax yar maqlo wuu baqi jiray heer uu shuban ka fakado, dadkiisa way awoodi waayeen inay cabsida ka bixiyaan marna, waxaa lala taliyay arrin haddii ay sameeyaan cabsida inay ka tagayso,...

More:

dhamaystirnaanta Islaamka

islaamku waxa uu kaga duwan yahay Diimihiih hore dhinaca dhamaystirnaanta uu wada baahi tiray dhamaan dadka ,maaha diin ku gaara qolo ama wadan sidii diimihii hore balse waa diin ay ku dhamaystiran yihiin dadka dunida korkeeda jooga oo dhan, waa...

More:

Baahida loo qabo waxyiga siduu u dhisi lahaa marjaciyada hagaajinta

Ma habboona mana fiicna inaan dheereeyo wax ka badan sidaan uu dheereeyay, laakin waxaan ulajeeday tijaabooyinkeena hagaajinta ah looma qorayo guul haddii ay ka soo fulayaan aragti marjaciyo laysku waafaqsan yahay canaawiintooda guud ee qeexan mooyee,...

More:

Yurub i geeya ama yaasiinka ii qabta

Sida aan la socono dadka Soomaalida aad ayay ugu dhintaan wadamada gaalada sida yurub iyo maraykanka, taas waxay keentay inay jid walba u maraan rag iyo dumar dhalinyar iyo duqba, wadaad iyo ciyaal ziyo, mar kasta la soo sheego geeri ka dhacday doon...

The Concepts of Ciwo, Cuta and Magani in Hausa Thought

Bashir Aliyu Sallau[1] ABSTRACT From the time of creating human beings up to this time all human beings are struggling for survival in all their endeavors. Parts of such struggle include that of living a healthy life in which people from...

More:

Dhexdhexaadka islaamka diinta islaamka

 Magaca Alle ayaan ku bilaabayaa oo naxariista guud iyo midda gaarba leh    Mahad waxaa iska leh Allaha caalamka rabbiga u ah, nabadgelyo iyo naxariis ha ahaato midka ugu shrafta badan rususha, midka sunnada dahiran la yimid oo...

More:

Tusaalaha kale oo ka muuqanaya dhexdhexaadnimada ee noloshii Nebiga 'N.N.H.K':

Anas Binu-Maalik (ilaahay haka raali ahaadee) waxa laga soo weriyey in uu yidhi: (Saddex kooxood ayaa yimi gurigii nebiga 'N.N.K.H' iyaga oo waydiinaya cibaadada nebiga sida ay tahay, markii looga waramay iyaga oo aad moodo in ay yaraysanayaan ayay...

More:

Sababaha horumarka xagga aragtida islaamiga

Waxay ka soo muuqanayaan sababaha horumarka xagga aragtida islaamiga sida soo socota:   Marka ugu horreysa: sida islaamka cilmiga u arko:         Waxaa laga yaabaa inay yihiin tiiraka horumarka ugu muuqda...

More:

Sababaha reebaya cusbooneysiinta

Waxaan isweyddiin karnaa: isku dayidda la isku dayay cusbooneysiinta maxay u noqotay mid naafo ah oo guuldarraysatay? maxay ugu fashilantay inay hormariso fikirka islaamiga iyo inay u diyaariso diyaarinta la rabay sidii uu ugu hortagi lahaa fikirka reer...

More:

Rumaynta qadaha iyo qadarka

* Waa inaan rumaynaa in Alle og yahay wax kasta koonka dhex yaalla, iyo wax kasta jira iyo wixii jiri doona ilaa maalinta qiyaame, wax yar kama fakanin ogaanshihiisa.* Wuxuu ogaaday falalka addoomaha iyo arsaaqtooda iyo waqtiyadooda, iyo kuwooda naarta...

More:
Login

Lost Password?

Register now!

Recent videos