Books for reading
Category

Fahamka Muwaadinimada (13)

Waxaa qoray buuggan Prof.Dr.Muxuye diin cafiifi axmed

Muwaadinimadu waxay ka mid tahay qadiyadaha muhimada wayn u leh dawladaha caalamka ee maanta jira,…
March 17, 2016 Written by
Published in Fahamka Muwaadinimada

Eray bixinta Muwaadinimo

luuqada carabiga waddan waxa la yidhaa guriga aad degantahay,waa guriga qofku ku koro ee uu…
March 17, 2016 Written by
Published in Fahamka Muwaadinimada

Qiimaaha Sinaantu leedahay

Sinaantu waxay ka turjumaysaa xuquuqda la wadaagayo ,sida xaqa Wax-barashada,Shaqada,Jinsiyada ,shuruucda iyo qaanuunka dalka in…
March 17, 2016 Written by
Published in Fahamka Muwaadinimada

Qiimaha xoriyada

Xoriyadu waxay saldhig u tahay xoriyado tiro badan sida xoriyada caqiidada iyo gudashada waajibaadka diiniga…
March 17, 2016 Written by
Published in Fahamka Muwaadinimada

Qiimaha wax wadaaga

Qiimaha wax wadaaga waxa ka dhalanaya xuquuq, sida xaqa in la abaabulo kacdoon leh qaab…
Waxay koobsanaysaa masuuliyada arimaha bulshadu waajibaad sida ,bixinta cashuuraha ,tababarka ciidan ee wadaniga ah ,u…
Page 1 of 2