Thursday, 17 March 2016 19:06 Written by
Published in Fahamka Muwaadinimada

Qiimaha xoriyada

Rate this item
(0 votes)

Xoriyadu waxay saldhig u tahay xoriyado tiro badan sida xoriyada caqiidada iyo gudashada waajibaadka diiniga ah,xoriyada u kala safrida dalka dhexdiisa ,xoriyada wada sheekaysiga iyo dadka in lala wadaago dhibaatooyinka dalka,xoriyada taageero muujin ama diidmo in laga muujiyo qadiyad ,mawqif ama siyaasad haba ku wajahnaato diidmadaasu xukuumadee,xoriyada in laga qayb qaadan karo shirarka iyo kulanada leh muuqaal bulsho iyo muuqaal siyaasadeedba.

Read 331 times Last modified on Friday, 18 March 2016 04:49