تعكّن

alool xalus yeelasho

تعلّ

1- sarrayn 2- aayar aayar u sarrayn

تعلّق بـ

Ku dhegid, ku xirmid

تعلّل بـ

1- qabsasho, ku dhegid 2- isku madaddaalin

تعلّم

Barasho

تعلية

Sarraysiin, kor u qaadid

تعليق  على

1- ku dhejin, ku xirid 2- tacliiq saarid

تعليق

1- xirid 2- wax meel ku dhejin

تعليل

1- wax cilladdii caddeyn 2- cillad bixin 3- mashquulin, madaddaalin

تعمّد

Qasdid, maagid

تعمّق فى

Ku xeeldheeraansho

تعمّم

Cimaamad xirasho

تعمير

1- cimri dheer siin 2- cammirid 3- dhisid

تعميق

Mool ka dhigid

تعميم

1- caam ka dhigid 2- cimaamad u xirid

تعهّد بـ

Xil iska saarid

تعهّد

Kormeerid

تعوّج

Qalqalloocasho

تعوّد

Caadeysasho, caado ka dhigasho

تعوّذ بـ

Magangelid

تعويج

Qalloocin

تعويد

Barid, qof caadeysta ka dhigid

تعويذ

1- magangelin 2- xirsi u xirid

تعويض

Magid, mag bixin

تعويق

Ka hor-istaagid, ka reebid

تعويل على

Cuskasho, isku hallayn

تعيس

Qof dhurdarsaday

تعيّن

1- wax cayiman noqosho 2- waajibid

تعيير

Ceebayn

تعيين

Cayimid 

تغاب

Isdabbaalaysiin

تغابن

beec isku sirid

تغاض عن

Iska indha-tirid

تغافل

Qof aan wax ka warqabin iska dhigid

تغامز

Isu iljabin

تغاير

Isdoorin, isbaddalid

تغبّر

Boor isku rafaadin

تغبير

1- siigo kicin 2- boor ku rafaadin

تغدّ

Qadeyn, qado cunid

تغدية

Qado siin

تغذّ

Quudasho, cunid

تغذية

Quudin, cunto siin

تغرّب

Dalka hooyo ka fogaansho

تغريب

1- fogeyn, dheerayn 2- dhinaca galbeed aadid

تغريد

shinbir si qurux badan u yeerid

تغرير بـ

Halaag u soo jiidid

تغريق

Maashayn, hafin

تغريم

1- ganaaxid 2- mag saarid

تغسيل

Aad u dhaqid

تغشّ بـ

Isku daboolid

تغشّ

1- daboolid 2- u galmood

تغشية

Daboolid

تغطّ

Is daboolid

تغطرس 

Isweyneysiin, iskibrin

تغطية

Daboolid

تغطيس

Tiinbin

تغلّب على

Ka adkaansho

تغلغل فى

Dhexgelid

تغلية

sicir qaaliyeyn, qaali ka dhigid

تغليط

Qalad u tiirin

تغليظ

1- wax adag oo dhumuc leh ka dhigid 2- adkayn, xoojin

تغليف

Gal u yeelid

تغليق

Xirxirid

تغمّد

Daboolid, asturid

تغمية

Daboolid, qarin

تغميض عن

Iska dhaafid

تغميض

1- damuujin 2- daboolid 3-wax qarsoon ka dhigid

تغنّ بـ

Ku heesid

تغنّ

1- tanaadid, tanaad noqosho 2- dhawaaqid

تغنية

Heesid

تغوّط

Xaarid

تغوية

Lumin, dhumin

تغيّب

Maqnaasho

تغيّر

Doorsoomid, baddalmid

تغيّظ

Is ciilid, ciil isku dilid

تغييب

Wax maqan ka dhigid

تغيير

Doorin, baddalid

تغييم

Daruur yeelasho

تفّ ج تففة

Wasakha gala ciddida

التفات إلى

Milicsasho, u jeedsasho

تفّاح

Tufaax

تفّاحة

Xabbad tufaax

تفاحش

1- fuxshi muujin 2- aad u darnaansho

تفاخر

1-isu faanid 2- isweynaysiin

تفاد من

Iska ilaalin

تفاد

Midba midka kale furasho

تفارق

Kala tegid

تفاصح

Fasaaxad iska raadin

التفاع بـ

maro isku daboolid

التفاف بـ

Isku duubid

التفاف

1- is ku duuduubmid, is dhexgelid 2- isku soo ururid

تفاقم

Weynaansho, darsasho

تفاكه

Isla kaftamid

تفال

Candhuufo, "candhuuf"

تفان فى

Aad ugu tacaluqid, si daran ugu dadaalid

تفان

Is baabi'in, is xasuuqid

تفاهم

Isla fahmid

تفاوت

1- kala dheeraansho 2- kala duwanaansho

تفاوض

Wada hadlid, wada-xaajood

تفاؤل بـ

Bishaaraysasho

تفتّت

Burburid, jajabid

تفتّح

Furfurmid

تفتّق

Dildillaacid

تفتيت

Si daran u burburin

تفتيح

Furfurid

تفتير

1- xasilid, qaboobid 2- qandicin, qandac ka dhigid 3- cajsi iyo tabardarri ku ridid

تفتيش

Baarbaarid

تفتيل

xarig iwm. soohid

تفث

Uskag, dhusuq

تفث

Wasakh iyo bus leh

تفجّر

Burqasho

تفجّع

Nixid

تفجير

1- dildillaacin 2- qarxin, qarax samayn

تفحّص

Baarbaarid

تفحيم

1- dhuxul ka dhigid 2- dhuxul ku madoobayn

تفرّ

Jeexjeexmid, dildillaacid

تفرّج

Feydmid

تفرّد بـ

La gaar noqosho

تفرّس فى

Firaaso u yeelasho

تفرّع

Farcamid, laamo yeelasho

تفرّغ لـ

U go'id, firaaqo u helid

تفريج

Feydid 

تفريخ

shinbir, ukun ilmo ka soo saarid

تفريط فى

1- ka gaabin 2- dayacid

تفريع

Laaman u yeelid, faracyo u yeelid

تفريغ

1- firaaqayn 2- daadin, qubid

تفريق بين

Kala bixin, kala saarid

تفريق

1- kooxo ka dhigid 2- qaybin

تفزيع عن

Argaggaxa ka baabi'in

تفزيع

Argaggixin

تفسّح فى

fadhi iwm. u waasicin

تفسّح

1- waasicid 2- fasax dalbid

تفسير

Fasirid, macnayn

تفسير القرءان الكريم

Fasiridda  Qur'aanka kariimka

تفسيق

Fisqi u nisbayn

تفشّ

Faafid

تفصّد

Daadasho

تفصيل

1- caddeyn, faahfaahin 2- gabal gabal ka dhigid

تفضّل على

1- wanaag u samayn 2- fadli ku sheegasho

تفضيل

Faddilid, fadli iyo dheeraad siin

تفطّر

Dhadhanbalmid, dildillaacid

تفطّن

Dhug yeelasho

تفطير

1- qof sooman afurin 2- quraac siin

تفطين

Dhug u yeelid