تضعيف

1-laballaabid 2-daciifin

تضفير

Soohid, falkin

تضلّع

Dhergid

تضليل

1-baadiyayn 2-baadinimo ku tirin

تضمّخ بـ

Marsasho

تضمّن

Shamilid, soo hoos gelid

تضميخ

Marmarin

تضميد

Faashadayn, faashad  ku xirid 

تضمير

Caatayn, caato ka dhigid

تضمين

1-dhexgelin 2-damaanad dusha ka saarid

تضوّر

gaajo iwm.  la rafasho

تضوّع

Carfid, udgid

تضييع

Lumin, dayacid

تضييف

Martiggelin, martisoorid

تضييق على

Ku ciriiryid, ku adkayn

تضييق

Ciriiri ka dhigid

تطابق

Is mudaabaqayn

تطأطؤ

Hoos u dhicid, dulloobid

تطأمن

Xasilid, degid

تطاول على

1- ku xadgudbid 2- ku dhiirrasho

تطاول

1- is weyneysiin 2- dheeraansho

تطاير

Duulduulid, firdhasho

تطبّب

Dhakhtar iska dhigid

تطبيب

Si fiican u daaweyn

تطبيق

1-daboolid 2- arrin dabbaqid, fulin 3- cammimid

تطبيل

Daurbaan tumid

تطرّف

Gees marid, gees u bixid

تطرّق إلى

1- u banbixid 2-wasiilo raadsasho

تطريب

1- cod si qurxoon u jiijiidid 2-heesid

تطرية

Wax fareesh ah ka dhigid

تطريز

Si qurxoon u naqshadayn

تطريس

Si fiican u qorid

تطفّل

1-ilmo iska dhigid 2- meel aan layska wicin aadid

تطفئة

Damin

تطفيف

miisaan iwm. fududayn, naaqus ka dhigid

تطلّب

1-raadin 2-doonid, rabid

تطلّع إلى

1- hanqaltaagid, damcid 2- fiirin

تطليق

Furid, dalaaqid

تطهّر

Is daahirin, is nadiifin

تطهير

Daahirin, nadiif ka dhigid

تطوّر

Is baddalid, xaalad kale gelid

تطوّع

Wax aan waajib ahayn samayn

تطوّف بـ على 

Wareegid

تطوّل على

U necmayn, wax dheeraad ah siin

تطويح

Halaagid

تطوير

Wax siduu ahaa wax ka baddalid

تطويع 

1- qof hoggaansan ka dhigid 2- fududeyn, sahlid

تطويف بـ على 

Wareegid

تطويق

1-hareerayn,  o' gelin 2-wax wareegsan u xirid

تطويل

Dheerayn

تطيّر بـ من

Baasaysasho, baas u arkid

تطيّر

Baasaysi

تطيّف

Wareegid, meerid

تطيّن

Dhoobo marsasho

تطييب

1-wax wanaagsan ka dhigid 2-cadar u marin

تطيير

Duulin, buubin

تطيين

Dhoobo marin

تظالم

Is dulmiyid

تظاهر

1-is taakulayn 2-bannaanbixid

تظاهرة ج تظاهرات

Bannaanbax, dibadbax, mudaaharaad

تظلّل بـ

Harsasho, hargelid

تظلّم

Dulmi ka cabasho

تظليل

Hoos u yeelid

تظنّن بـ

Tuhumid, tuhun ka qabid

تعاد

Colloobid

تعادل

Wada sinnaansho, is bareejayn

تعارض

Iska hor imaansho

تعارف

Is barasho

تعاسة

Dhurdarsi

تعاسر

Is khilaafid

تعاضد

Is taakulayn, is kaalmayn

تعاط

1- qaadasho 2- gacanta la gelid, samayn

تعاطف

Isu dhimrin

تعاظم

1- isweyneyn 2- weynaansho

تعاقب

labo waxyaalood isbaddalid,  hadba mid imaansho

تعال م تعالى

Kaalay

تعال

1- sarrayn 2- is sarraysiin

تعالم

Aqoon wax leh iska dhigid

تعام عن

Iska indhatirid

تعامل

Isla dhaqmid

تعانق

Is mucaanaqayn, qoorta is gelin

تعاهد

Ballan isla gelid

تعاون على

Isugu kaalmayn

تعاون

Iskaalmayn

تعاير

Is ceebayn

تعايش

Isla noolaansho

تعب ج أتعاب

Daal, noog

تعب

Daalid,  noogid

تعب

Daallan, mid daal hayo

تعبّد

Cibaadaysasho 

تعبيد

Laylyid

تعبير عن

Tacbiir ka bixin, ka hadlid

تعبير

riyo fasirid

تعثّر

Kufid

تعجّب من

La yaabid

تعجّل

Degdegid

تعجيز

1-cajsi gelin, 2- gadaal marin 2- cajsi u tiirin

تعجيل

Deddejin

تعدّ على

Ku xadgudbid, dulmiyid

تعدّ

Gudbid, dhaafid

تعدّد

Tira-badasho

تعدية

Gudbin, dhaafsiin

تعديد

Tirtirin

تعديل

1- toosin 2- wax kale ku baddalid 3- taskiyeyn

تعذّر

Suurragali waayid, adkaansho

تعذيب

Cadaabid, ciqaabid

تعرّ

Isqaawin, dharka iska dhigid

تعرّج

Qalloocasho

تعرّض لـ

U banbixid

تعرّف

Ogaansho

تعرّق

Hiigasho

تعريب

Carabayn, erey cajami carabi ka dhigid

تعرية

Qaawin, dharka ka dhigid

تعريج بـ

Ku negaansho

تعريج على

Marid

تعريج

1-qalloocin 2- istaagid, harid

تعريس

musaafur meel nasasho u degid

تعريش

1- cariish dhisid 2- guri saqaf saarid

تعريض بـ

Sarbeebid

تعريض

1- ballaarin 2- wax daayac ka dhigid, banbixin

تعريف

1- ogeysiin 2- qeexid 3- caraf u yeelid

تعزّ

Is sabarsiin

تعزية

Tacsi

تعزية

Sabarsiin, u tacsiyeyn

تعزير

Tacsiir

تعزير

1- taakulayn, xoojin 2- edbin 3- ciqaabid

تعزيز

Xoojin, taageerid

تعس

1- kufid  2- halaagsamid

تعس

Dhurdarsasho

تعس

Qof dhurdarsaday

تعسّر

Adkaansho

تعسّف فى

1- isku kallifid 2- eexasho

تعسير

Adkayn

تعشّ

Cashayn, casho cunid

تعشّق

Caashaqid, jeclaansho

تعشية

Casho siin

تعصّب لـ

U gargaarid, u hiilin

تعصّب

Duubasho

تعصيب

maro iwm. ku duubid

تعطّر

Is cadarayn, cadar is marin

تعطّف على

U dhimrin

تعطّل

shaqo ka istaagid

تعطير

Cadar marin

تعطيل

1- cidla ka dhigid 2- shaqo ka istaajin

تعظّم

Isweyneyn

تعظيم

Weyneyn

تعفّف

Isdhawrid, is ilaalin

تعفّن

1- tortorid 2- cunto iwm. qurmid

تعقّب

1- raaraacid 2- denbi ku qabasho

تعقّد

1- wax adag noqosho 2- is dul fuulfuulid

تعقيب على

1- ku soo noqosho 2- dhaleecayn

تعقيب

1- wax gadaashii imaansho  2- arrin arrin kale ka daba-keenid

تعقيد

1- adkayn 2- hadal si aan la fahmaynin u dhihid