تشبّه بـ

Isku ekayn, isku shabihid

تشبيب بـ

haweeney quruxdeeda sheegsheegid

تشبير

Taakayn, taako ku cabbirid

تشبيك

Isdhexdhexgelin

تشبيه

U ekayn, ku shabihid

تشتّت

Kala tegid

تشتيت

Kala tegsiin, kala yaacin

تشجّع

Dhiirrasho, dhiirri la imaansho

تشجير

Geedo abuurid

تشجيع

Dhiirrigelin

تشحّط فى

Ku galgalasho, ku rafasho

تشحيم

1-baruur siin 2- matoor wax jilciya marin

تشخيص

cudur noociisa ogaansho, xaddidid

تشّدّد

Ad'adayk la imaansho

تشدّق

Fasaaxo iska raadin

تشديد

Adkayn

تشذيب

1- diirid, diirka ka qaadid 2- habayn, nadaamin

تشرّب

Si tartiib u cabbid

تشرّد

Kala yaacid, kala tegid

تشرّف

Sharaf yeelasho

تشريح

Gabalgabal u jarjarid

تشريد

Eryid, cagaajin

تشريع

1-jideyn 2- doon shiraac u samayn 3- kor u qaadid

تشريف

Sharfid, sharaf u yeelid

تشريق

1-dhinaca bari aadid 2- hilib jarjarid kaddib qorraxda ku warid

تشريم

Dildillaacin

تشرين الأوّل

Bil suryaani ah oo ku aaddan bisha Oktoobar

تشرين الثّانى

Bil suryaani ah oo ku aaddan bisha Nofeembar

تشعّب

Kala bixid, qaybsamid

تشعيب

Qaybin, qaybo ka dhigid

تشغيل

Shaqaysiin, shaqo gelin

تشفّع لـ

U shafeecid

تشفيع

Shafeeco ka aqbalid

تشقّق

Dildillaacid

تشكّك فى

Shaki ka qabid

تشكّل

Shakli yeelasho

تشكيك

Shaki gelin, shaki ku ridid

تشكيل

1-erey shaqal saarid 2-gacan ku sawirid

تشمّس

Qorraxaysasho, qorraxda isu dhigid

تشمّم

Aayar u ursasho

تشميت

1- cadow dhibkiisa kaga farxin  2- u ducayn

تشمير

Xanjeerasho, guntiga kor u qaadasho

تشميس

Qorraxayn, qorraxda u dhigid

تشنّف

Dhego xirasho

تشنيع على

Fadeexayn, ceebayn

تشنيع

Aad u xumayn

تشنيف

Dhego u xirid

تشهّ

Rabid, ishtihayn

تشهّد

shahaadada islaamka qirid

التّشهّد

Tashahudka salaadda

تشهية

Jeclaysiin

تشهير بـ

Xumaan ka faafin

تشوّش

Isku qasmid

تشوّف

1-fiirin 2-hanqaltaagid

تشوّق إلى

U hiloobid

تشويش

Qasid, qas ku furid

تشويق

Jeclaysiin, hilow gelin

تشويه

Foolxumayn, wax qaab daran ka dhigid

تشيّع

Shiica noqosho

تشييب

Cirro u keenid

تشييد

1- si fiican u dhisid 2- dhis adkayn

تشييط

Gubid

تشييع

Anbabbixin, sagootiyid

تصاخب

Isku buuqid

تصادف

Si lamafilaan u wada kulmid

تصادق

Isla saaxiibid

تصادم

Isku dhicid, isku dirsasho

تصارع

Wada legdamid

تصاعد

Kor u kicid

تصاغر

1-is yarayn 2- is liidid

تصافح

Gacan isku salaamid

التصاق بـ

Ku dhegid

التصاق

Isku dhegid

تصاقب

Isku dhowaansho

تصالح

Heshiin, sulxi gaarid

تصامّ

Is dhegatirid, wax dhega la’ iska dhigid

تصبّب

Daadaadasho

تصبّر

Is samirsiin

تصبيح

Subax imaansho

تصبير

Samirsiin, "sabarsiin"

تصحيح

Sixid, wax sax ah ka dhigid

تصحيف

qoraal ama akhris qaldid

تصدّ لـ

U banbixid, waajihid

تصدّر

Horay imaansho, soo horrayn

تصدّع

1-dildillaacid 2-kala tegid

تصدّق على

Sadaqaysasho

تصدية

Sacbin, sacab tumid

تصدير

1-horay keenid 2- badeeco dhoofin

تصديع

Madax-xanuun ku ridid

تصديق

Rummayn

تصرّف فى

Maamulasho, ku tasarufid

تصرية

1- neef gaaxin 2- uruurin, jamcin

تصريح بـ

Caddeyn, qeexid, shaaca ka qaadid

تصريف

1- rogrogid 2-qeexid, caddeyn

تصعّب

Adkaansho

تصعّد

1-kor u kicid 2- si dhib ah ku dhaafid

تصعيب

Adkayn

تصعيد

1-fuulid 2- dagaal sii kordhin

تصعير

dhabanka leexin, jeedin 

تصغير

1-yarayn 2- yasid, liidid

تصفّح

kitaab iwm. fiirfiirin

تصفية

Sifayn, wax sifaysan ka dhigid, nadiifin

تصفير

1-eber ka dhigid 2- wax midab jaalle marin

تصفيف

Saf saf ka dhigid

تصفيق

Sacbin, sacab tumid

تصلّب

Adkaansho, xoog yeelasho

تصليب

Si daran u warid

تصميغ

Koolayn, koolo marin

تصميم على فى

Ku adkaysasho

تصميم

Samayn, dhisid

تصنّف

Noocyo kala duwan noqosho

تصنيف

1-noocyo ka dhigid 2- kitaab allifid, qorid

تصوّر

1-suurad iyo qaab yeelasho  2-suuraysasho

تصوّف

Suufiyoobid, suufi noqosho

تصويب

1-ku aaddin, shiishid 2-sixid 3- hoos u dhigid

تصويت بـ

U yeerid, u dhawaaqid

تصويت لـ

U codeyn, cod siin

تصوير ج تصاوير

Sawir

تصوير

Sawirid

تصويم

Soomin, wax sooma ka dhigid

تصيّف بـ

Xilliga kulaylka meel raaxaysi u aadid

تصيير

Ka dhigid, u rogid, u baddalid

تضادّ

Lid isku noqosho, iska soo horjeedid

تضارب

1-is garaacid 2-iska hor-imaansho, iskhilaafid

تضاعف

Laballaab noqosho, badasho

تضاغن

Xiqdi isu qaadid

تضافر على

Isku taageerid

تضامن

Is kaalmaysasho, isbahaysasho

تضامن

Isbahaysi, iskaalmaysi

تضاؤل

Yaraansho

تضايق من

Dhibsasho

تضايق

1-is ciriiryid 2- ciriiri noqosho

تضجّر بـ من

Dhibsasho

تضحية بـ

1-udxiya gowricid 2- hurid, wax quurid

تضحيك

Qoslin

تضخّم

Weynaansho 

تضخّم

Sicir-barar

تضخيم

Weynayn, wax weyn ka dhigid

تضرّر بـ من

Dhib kala kulmid, dhibsasho

تضرّع إلى لـ

Isu dulleyn

تضريس

1-qaniinid 2-khibrad u kordhin

تضعضع

1-daciifid 2-dulloobid