تزوية

Isku soo uruurin

تزويج

1-lammaan ka dhigid 2-u guurin, aroosin

تزويد

Sahay siin

تزوير

Wax been ah samayn, bug samayn

تزيّل

Ka soocmid, ka dhex bixid

تزيّن

Is qurxin

تزييف

1- musayaf samayn 2- musayaf ka dhigid

تزييل بين

Kala soocid, kala bixin

تسابّ

Is caayid, wada caaytamid

تساب

Is qafaalid, qaar qaarka kale qafaalid

تسابق

1-u tartamid 2- wada tartamid

تساعىّ

Sagaale

تساقط

Hoobasho

تساكر

Sakhraan iska dhigid iyadoo waxba ka jirin

تساهل

1-fududaysasho 2-si sahlan is kula dhaqmid

تساو فى

Sinnaansho

تساؤل عن

Is weyddiin

تساوم

Isla gorgortamid

تسايف

1-seef isku garaacid 2-seef ku cayaarid

تسبيح

Nasihid, tasbiixsasho

تسبيع

1-toddoba ka dhigid 2-toddoba geesoodle ka dhigid

تسبيك

dahab iwm. dhalaalin

تستّر

Is qarqarin

تستير

Qarqarin

تسجّ

Is daboolid

تسجية

Daboolid

تسجير

Shidid

تسجيل

Qorid, sajilid

تسحّر

Suxuurasho, hiraabasho

تسخير

1-laylyid, sakhirid 2-camal ku kallifid

تسخيم

Madoobayn, madow ka dhigid

تسخين

Kululayn, kulayl ka dhigid

تسديد

1-toosin 2-ku aaddin

تسرّب

1- war iwm. bixid, fakasho 2-biyo iwm. socosho

تسرّع

Degdegid 

تسريب

1-daadin 2- wax tartiib u bixin

تسريح

1- sii deyn, iska dirid  2-foofin 3- furid, dalaaqid

تسطيح

Fidin

تسطير

buug xariiqid, sadar u yeelid

تسع

Sagaal meelood hal meel

تسعة م تسع

Sagaal

تسعون

Sagaashan

تسعير

Sicir u samayn

تسفّل

Hoosayn, hoos marid

تسفير

Masaafurin, tarxiilid

تسفيه

Caqliyari u nisbayn

تسكين

1- xasilin, qaboojin 2- meel dejin

تسلّ بـ

Isku maaweelin

تسلّح

Is hubayn, hub qaadasho

تسلسل

Is raaraacid, wax taxan noqosho

تسلّط على

1- qabsasho 2- xukumid

تسلّف

Amaah qaadasho

تسلّق

derbi iwm. fuulid, korid

تسلّل

1- dusid 2- si qarsoodi u bixid

تسلّم

Guddoomid, qaadasho

تسلية

Maaweelin

تسليح

Hubayn, hub siin

تسليط

Ku dirid, ku salidid

تسليف

Amaahin

تسليم على

Salaamid

تسليم

1- badbaadin  2- u dhiibid

تسمّ بـ

Isku magacaabid

تسمّم

Sumoobid, sun yeelasho

تسمية

1-magac u bixin 2-magacaabid

تسميد

Hiil ku shubid

تسمير

Musmaarid, musmaar ku dhejin

تسميع بـ

Ceeb ka faafin

تسميع

Maqashiin

تسميم

Summayn

تسمين

1- cayilin, naaxin 2-subag ku darid

تسنّم

1-kuruska ka fuulid 2-meel sare fuulid

تسهية

Illowsiin, sahwisiin

تسهيد

Dhafrin, dhafar ku ridid

تسهيل

Sahlid, sahal ka dhigid,  fududayn

تسوّر

1-derbi iwm.  fuulid 2- jijin xirasho

تسوّق

1- suuq ka soo adeegasho 2-suuq samaysasho

تسوّك

Cadaysasho

تسوّل

Tuugsasho, dewersasho

تسوية

1-toosin 2-isla simid, jimayn

تسويد

1-madoobeyn  2- madax ka dhigid

تسوير

1- meel derbi ku wareejin 2- naag jijin u xirid

تسويغ

1-bannayn 2-wax cuntama ka dhigid

تسويف

Meermeerin

تسويق

badeeco suuq u yeelid

تسويل

Qurxin, fiicnayn

تسويم

Astaan u yeelid

تسييب

Dhaafid, ka tegid

تسيير

Socodsiin, wax socda ka dhigid

تسييل

Daadin

تشابك

Isdhexgelid

تشابه

Isku ekaansho

تشاتم

Is caayid

تشاجب

Is dhex-gelid

تشاجر

1-isdhexgelid 2-iskhilaafid

تشاحن

Xiqdi  isu qaadid, is nicid

تشارك

Isla wadaagid

تشاكس

Is khilaafid

تشاور

Wada showrid

تشاؤم بـ

Baasaysasho

تشبّب بـ

haweeney quruxdeeda sheegsheegid

تشبّب

Maalmaha shabaabnimada ka sheekayn

تشبّث بـ

Ku dhegid, qabsasho

تشبّع

1- qof dheregsan iska dhigid 2- wax badan cunid