تخليف

1-dib u dhigid 2- ka tegid, dhaafid

تخليل

1-dhexgelin 2- tifaysasho

تخم ج تخوم

Soohdin

تخمة ج تخمات، وتخم

Daacaqurun

تخمير

1-daboolid 2- khamiirin, khamiir ka dhigid

تخميش

1- diirdiirid 2- sarsarid

تخمين

Saadaalin, qiyaasid

تخنّث

Isjajabin sida khaniiska

تخوّف

Cabsi dareemid

تخوم ج تخم

Soohdin

تخويف

Cabsiin, cabsi gelin, bajin

تخويل

Siin, gacanta u gelin

تخيّر

Doorasho

تخيّل

maskax ahaan u sawirasho

تخييب

Hoojin, hoog ku  ridid

تخيير

Ikhtiyaar siin

تخييل

Indhasarcaad ku ridid

تخييم

1- teendho taagid 2- meel daboolid

تدابر

Is goyn

تداخل

Is dhexgelid

تدارس

Isla barasho, isla daraasayn

تدارك

Is gaarid

تداع

Isu yeerasho

تدان

Isku soo dhowaansho

تداو

Is daweyn,  "is daaweyn"

تداين

Deyn iskula dhaqmid, kala deynsasho

تدبّر

Fiirfiirin, fiiro u yeelasho

تدبير

Maamulid

تدبيس

Biin ku dhejin

تدثّر

Go' isku daboolid

تدحرج

Garangarid. "garaangarid"

تدخّل فى

Dhexgelid

تدخين

1- qaacin  2- sigaar cabbid

تدرّب

Tababbarasho, tababbar qaadasho

تدرّج فى

Isteeb isteeb u fuulid

تدرّج

Tartiib u gaarid

تدريب

Tababbarid, carbin

تدريج

Isteeb isteeb ka dhigid

تدريج

Aayar, tartiib

تدريجىّ

Aayar ah, tartiib ah

تدريس

Waxbarid

تدفّق

Daadaadasho

تدفئة

Qandicin, qandac ka dhigid

تدلّ

1- lalmasho 2- soo dhowaansho 3- soo degid

تدلية

1-raaricin, lalmin 2- ku ridid

تدليس

Tadliis samayn, wax ceebtii qarin

تدليك

Daldaliigid, faraha ku tuutuujin

تدليل على

Daliil u keenid

تدمية

Dhiig ka keenid

تدمير

Halaagid, baabi'in

تدنّ

1-aayar aayar u dhowaansho 2- hoosayn, docda hoose jirid

تدنيس

Wasakhayn

تدهّن

Subkasho, dhaashad

تدهور

Hoos u dhicid

تدوير

1-wareejin 2- wareeg ka dhigid

تدوين

1-qorid 2- diiwaan gelin

تديّن

Diin ku dhaqmid

التذاذ بـ

Ku raaxaysasho

تذامر

1-dagaal isku boorrin 2- is eedayn

تذبذب

Dhaqdhaqaaqid

تذبيح

Leyn, dildilid

تذرّع بـ

Ku gaarid, wasiilo ka dhigasho

تذكّر

1- xusuusasho 2- waansamid

تذكرة ج تذاكر

1-xusuusin 2- tikid, "tigidh"

تذكية

Gowricid, birayn

تذكير

1-xusuusin 2- waanin

تذليل

Laylyid, sahal ka dhigid

تذمّر

Xanaaqid

تذوّق

Dhadhamin,  "dhedhemin"

تذويب

Dhalaalin

تذييل

1- maro dheerayn 2- kitaab gadaal siyaado ka raacin

ترّ ، ترور

1- go'id 2- faniinid, boodid

تراب ج أتربة

Ciid, carro, turaab

تراث

1- dhaxal 2- hidde

تراجع عن

Ka noqosho

تراجم

Is tuuryayn, tuuryo isla dhicid

تراحم

Isku naxariisasho

تراخ

Dib u dhicid, dib marid

ترادف

1-is raacid 2- isku macno noqosho

ترارة

Jir yeelasho

تراشق

Is tuuryayn

تراصّ

Isku dhegdhegid

تراض

Raalli isugu noqosho, ku heshiin

تراكم

Is dul fuulid

التّراويح

Taraawiix

ترب ج أتراب

Carro, turaab

ترب ج أتراب

Facaad, da' ,  dad isku waa dhashay

ترب ، متربة

Faqriyid, faqiir noqosho

تربّ

Barbaarid, korid

ترب

Faqiir, sabool

تربة ج ترب

1- carro, turaab 2- dhulka meesha kore oo  yaambadu gaarto

تربّص

Sugid, filasho

تربّع

Lugaha oo is-dhaafsan ku fariisasho

تربية

Barbaarin, korin

ترتيب

1- habayn, isku toosin 2-wax sida uu yahay isugu xijin

ترتيل

1-nidaamin, habayn 2- akhriska  kala dhigdhigid

ترجّل

1-nin iska dhigid, nin isku shabihid  2- lugayn

ترجمان ج تراجم، وتراجمة

Turjume, turjumaan, afceliye, afnaqe

ترجمة ج تراجم

1- tarjumaad,  afnaqid 2- taariikh nololeed

ترجمة

1- tarjumid 2- caddeyn

ترجيح

Xoojin, faddilid

ترجيع

Soo celcelin

ترجيل

Shanlayn, firid

ترحّل عن

Guurid

ترحّم على

Naxariis u tuugid

ترحيب بـ

Soo dhoweyn

ترحيل

Guurin, cid meel ka rarid

ترخّص

Rukhso qaadasho

ترخيص

1- raqiisin, raqiis ka dhigid 2- fasixid

تردّ

1-meel sare ka soo dhicid 2- meel hoose ku dhicid

تردّد

1-noqnoqosho 2- shakiyid

ترديد

Celcelin

ترس ج أتراس، وتروس

Gaashaan

ترشّح

1-daadasho 2- jago isu sharrixid

ترشّف

Dhuudhuuqid

ترشيح

1-biyo iwm. filtarayn  2- jago u sharrixid

ترضية

Raalliggelin

ترطيب

Qoyn, qoyaan ka dhigid

ترع

Buuxsamid

ترعة ج ترع

Kanaal waasac ah

ترعرع

Barbaarid, korid

ترعيب

Argaggixin, argaggax gelin, cabsiin

ترغيب

Jeclaysiin, wax wax raba ka dhigid

ترف

Ladan, mid barwaaqo ku jira

ترف

Ladnaan, barwaaqo

ترفّع عن

Iska sarraysiin

ترقّ

Fuulid

ترقّب

1-sugid, filasho 2-fiirfiirin

ترقوة ج تراق

Kalxan, karrays

ترقية

Sarraysiin, meel sare geyn

ترقيع

Karkarid, wax jeexan kar saarid

ترقيق

Jilcin, wax jilicsan ka dhigid

ترقيم

1-nambar u yeelid 2- naqshadayn

ترك

Ka tegid

تركة ج تركات

Xoolaha laga tegey

تركّز

Sugnaansho

تركيب

1-isku rakabid, isku dhejin 2- saarid

تركيز

1- ku mudid 2-  xoogga saarid

ترميم

Dayactirid

ترّهة ج ترّهات

Baadil, khuraafaad

تروّ

1- biyo ka dhergid 2- ka fiirsasho

ترؤس

Madax noqosho

تروية

Waraabin

ترويج

badeeco suuq-gelin

ترويح

1-xoolo moorada u soo celin 2- layrin, babbin 3- noqosho

ترويض

1-laylyid, carbin 2-meel beer ka dhigid

ترويع

Argaggixin, cabsiin

تريبة ج ترائب

Kalxan

تريّث

Daahid, dib u dhicid

تزاحم

Is ciriiriyid

التزام

1- arrin dusha iska saarid 2- laasimid

تزاوج

1-is dhexgelid 2-is guursasho

تزاور عن

Ka leexasho, ka iilasho

تزاور

Is booqasho

تزايل

Kala fogaansho

تزجية

Kaxayn, wadid

تزحزح

Durkid, sii fogaansho

تزحّل

Fogaansho

تزحلق

Sinbiriirixasho, sidbasho

تزحيل

Fogeyn

تزخرف

Is qurxin

تزعزع

Dhaqdhaqaaqid

تزعّم

Hoggaamin

تزفيت

Laamiyayn, laami marin

تزقّم

Dhudhunjin

تزكّ

1-is daahirin  2- sadaqaysasho

تزكية 

1-siyaadin 2-daahirin 3-hagaajin 4- ammaanid 5- sakayn, sako bixin

تزلزل

Gilgilasho

تزلّف إلى

U dhowaansho

تزلّق

Sinbiriirixasho, sidbasho

تزمّل

Is duuduubid

تزمير

turumbo iwm. yeerin

تزميل

Duuduubid

تزندق

Mulxid noqosho, gaaloobid

تزوّج

Guursasho, aroosid

تزوّد

Sahay qaadasho