تحالف

Isbahaysasho

التحام

Is qabsasho, isku dhegid

تحام

Iska ilaalin

تحامق

Is dabbaalaysiin

تحاور

Isla doodid, isla murmid

تحبب إلى

Isjeclaysiin

تحبيب 

Jeclaysiin

تحبير

Qurxin

تحت

Hoos

تحتانىّ

Wax hoos la xiriira

تحتّم

Waajibid 

تحجّر

Sida dhagaxa u adkaansho

تحدّ

Hor-istaagid, ka hor-imaansho

تحدّث إلى

U sheekayn

تحدّث عن

Ka sheekayn

تحدّر

Hoobasho, hoos u socosho

تحديث

1- sheekayn 2- xadiis werin

تحديد

1-xad u samayn 2- afayn 3- xaddidid

تحديق إلى

Kuurid, si daran u eegid

تحذير

Digniin

تحذيف

Simid, habayn

تحرّ

Ku dadaalid

تحرّر

Xoroobid,  xor noqosho

تحرّز من

Iska ilaalin

تحرّس من

Iska ilaalin

تحرّش بـ

Faraxumayn, siiba midda galmada la xiriirta

تحرّق

Aad u gubasho

تحرّك

Dhaqdhaqaaqid

تحرير

1-xorayn 2- habayn, hagaajin

تحريش  بين

Isku dirid

تحريض

Boorrin

تحريف

Leexin, taxriifin

تحريق

Aad u gubid 

تحريك

Dhaqaajin

تحريم

Reebid, xaaraan ka dhigid

تحزّ

faal dhigid oo wax ka sheegid

تحزّب

Isbahaysasho

تحزيب

1- qaybin, qaybo ka dhigid 2- xisbiyaal ka dhigid

تحزيز

Jarjarid

تحسّ

Kabkabbasho

تحسّر على

Ka shallaayid

تحسّس

Raadin

تحسّن

1-is qurxin 2- fiicnaansho

تحسين

1- qurxin 2-wanaajin, fiicnayn

تحشّم

Sarriigasho

تحصّن

Dhufeys gelid

تحصيل

Keenid, taxsilin

تحصين

Ilaalin, dhawrid

تحضير

Diyaarin

تحطيم

Burburin

تحفة ج تحف

Hadiyad yar oo qiime leh

تحفظّ عن

Iska ilaalin

تحفيظ

Xifdisiin,  "xafidsiin"

تحقّق

1- dhicid, 2- sax noqosho

تحقير

Yasid, liidid, xaqirid

تحقيق

1- xaqiijin, hubin 2- dhabayn, dhab ka dhigid

تحكّم فى

1- xukumid 2- awood ku maamulid

تحكيم

Garsoore ka dhigid

تحلّ

Is qurxin

تحلّل من

dhaar iwm. ka xalaaloobid

تحلية

Macaanayn, macaan ka dhigid

تحلية

Wax laysku qurxiyo u xirid

تحليف

Dhaarin, dhaar marin

تحليق

1-wareeg samayn 2- duulimaad  wereeg la socda duulid 3- xiirid

تحليل

1- bannayn 2- taxliilin, baarid

تحمّس لـ

Xamaasad u yeelasho

تحمّل

1-dulqaadasho 2- xanbaarasho

تحميس

Dhiirragelin, gubaabo gelin

تحميض

1-dhanaan ka dhigid 2- sawir caddeyn

تحميق

Dabbaalnimo u nisbayn

تحميل

Ku xanbaarid, dusha ka saarid

تحنّث

Cibaadaysasho

تحنّط

Cadarka meydka marsasho

تحنّف إلى

U iilasho, u leexasho

تحنّف

Shirki ka fogaansho

تحنيط

meyd cadar u marin

تحنيك

1-khibrad u kordhin 2- dhabxanagga wax u marin

تحوّل

Is baddalid, u wareegid

تحويش

Uruurin, keydin

تحويل

Baddalid

تحيّة ج تحيّات

Salaan

تحيّة

1- salaamid 2- dhaafid

تحيّز إلى

U iilasho

تحيّن

Gaadid, waqti la sugid

تخاصم 

Isla doodid, isla murmid

تخبّط

1- dhufasho 2- hallayn

تخدير

1- qarin 2- maan-doorin

تخديش

1- diirdiirid 2- sarsarid

تخذ

1- kasbasho 2- samaysasho

تخرّج من فى

Qalin-jabin

تخرّص

Been abuurasho

تخريب

Kharribid

تخريج

xadiis iwm.  soo saarid 

تخسير

1-khasaaro ku ridid 2- dhimid 3-fogeyn

تخشّن

Nolol adag ku noolaansho

تخصّص فى

Ku takhasusid

تخصيب

Bacramin

تخصيص

Wax gaar ah  ka dhigid

تخضيل

Qoyn, wax qoyan ka dhigid

تخطّ

1- tallaabsasho 2- gudbid; dhaafid

تخطّف

Dafid

تخطئة

Qalad u nisbayn

تخطيط

1- xarxariiqid 2 - qorshayn

تخفّ

Is qarqarin

تخفّف

Fudayd noqosho

تخفيض

Hoos u dhigid

تخفيف

Fududayn, wax fudud ka dhigid

تخلّ عن من

Iska dhaafid, ka tegid

تخلّف عن

Dib u dhicid, gadaal marid

تخلّق بـ

Dabci ka dhigasho

تخلّل

1- tifaysasho 2- dhexmarid, jiirid

تخلية

Ka tegid, iska dhaafid

تخليد

Waarin, wax waara ka dhigid

تخليص

1-baraxtirid 2-ka korin, ka badbaadin