تبع ج أتباع

Kan wax raaca

تبّع ج تبابعة

Tubbac, boqor xukumi jiray yaman

تبع

Raacid

تبّع

1- hoos, har 2- boqorka shinnida

تبعة

Mas'uuliyad

تبعثر

Kala yaacid, kala firdhid

تبعيّة

Raacsanaan

تبعيد

Fogeyn, meel fog geyn

تبعيض

Qaybo ka dhigid

تبغ

Tubaako,  buuri

تبكية

Oohin ka keenid

تبكير

1- kallixid 2- dhaqsasho

تبل ج تبول

1- cadaawo 2- aar, "aarsi"

تبليغ

Gaarsiin, "gaarsiis"

تبليل

Qoyn, qoyaan gaarsiin

تبن ج أتبان

Buunshe,  qob

تبنّ

Sheegasho

تبوّل

Kaadshid, "kaadiyid"

تبوّؤ

1- degid 2- diyaarsasho

تبويب

1- albaab samayn 2- kitaab baab u samayn

تبيع ج أتبعة

Dibi yar

تبيع

1- kan wax daba raaca 2- adeege

تبيعة ج تباع

Weyl

تبيّن

Caddaansho

تبييت

1- mirid, roob, col habeen la hurdo imaansho 2- arrin habeen maamulid

تبييض

Caddeyn, cad ka dhigid

تبيين

Caddayn

تتابع

Israaraacid,  isdabagalid

تتال

Is raaraacid

تتبّع

Raaraacid

تتبيب

Halaagid

تتبير

Halaagid

تترّس

1- gaashaan qaadasho 2- gaashaan isku difaacid

تترى

Is raacraacsan, is daba-jooga

تتفل

Dawaco

تتلمذ

Arday noqosho

تتمّة

Dhamaystir

تتميم ، تتمّة

Dhammaystirid

تتوّج

Taaj xirasho

تتوّق إلى

Aad u rabid, xiiso u qabid

تتويج

1- taaj u xirid 2- madax ka dhigid

تتييه

1- jahawareerin 2- lumin, habaabin

تثاقل عن

Ka cuslaansho

تثاؤب

Hamaansasho, hamaansad

تثبّت فى

arrin ka fiirsasho

تثبيت

Sugid

تثبيط

Dib u ridid

تثريب

Eedayn, eed saarid

تثقيب

1- shidid 2- duleelin

تثقيف

1- toosin, simid 2- wax-barid

تثقيل

Wax culus ka dhigid

تثلّم

1- dillaacid 2- wax gees ka jabin

تثنية

Labo ka dhigid

تثويب

1-celcelin 2- abaalmarin

التجاء إلى

Magangelid

تجارة

Ganacsi, geddis, tijaaro

تجاف عن

Ka fogaansho

تجانس

Isku jinsi noqosho, is lahaansho

تجاه

Kasoo-horjeed

تجاه

Kasoo-horjeed

تجاهل

Qof jaahil ka ah iska dhigid

تجاوب

Isu jawaabid

تجاوز عن

Saamixid, ka dhaafid, cafiyid

تجبّر

Kibrid

تجدّد

Soo cusboonaansho

تجديد

Cusbooneysiin, cusub ka dhigid

تجر ، تجارة

Ganacsasho

تجربة ج تجارب

Tijaabo, tajribo

تجرّد

Is qaawin, dharka iska dhigid

تجرّع

Kabkabbasho

تجريب ، تجربة

Tijaabin, sharribid

تجريد

Qaawin, dharka ka dhigid

تجزئة

Qaybin, qaybo ka dhigid

تجسّد

Wax jir leh noqosho

تجسّس

Jaasuusid, "jaajuusid"

تجسيم

Jir u yeelid

تجشّم

Isku kallifid, isku dhibid

تجصيص

Nuuradayn

تجعّد

timo adkaansho

تجفيف

Qallajin, engejin

تجلّ

Muuqasho, feydnaan

تجلية

1- feydid 2- muujin

تجليل

1- dhammaan wada gaarsiin  2- daboolid

تجمّع

Soo uruurid

تجمّل

1- qurux iska raadin 2- is qurxin

تجميد

1- xargagid 2- xargag ka dhigid

تجميل

1- qurxin 2- dhalaalin

تجنّب

Ka fogaansho

تجنّس

Jinsiyad kasbasho

تجنّن

Waalasho

تجنيد

Ciidan ka dhigid

تجنيس

1- isku nooc ka dhigid 2- wax kasta noociisa u tiirin

تجهّز لـ

Is diyaarin

تجهّم

Weji macbuusnimo ku qaabilid

تجهيز

Diyaarin

تجهيل

1-jaahilnimo u nisbayn 2-jaahilnimo ku ridid

تجوّز فى

Fududeysasho, sahalsasho

تجويد

1- fiicnayn 2- wax fiican keenid

تجويع

Gaajo ku ridid

تجويف

1- gudaha eber ama waasac kaga dhigid

تجويق

Kulmin, jamcin

تجيير

Nuuradayn, nuurad marin

تجييش

ciidan kulmin, uruurin

التحاء

Gar yeelasho

تحابّ

Isjeclaansho

تحاجّ

Isla doodid

التحاد إلى

1- magangelid 2- u iilasho

تحادث

Wada sheekaysasho

تحاسد

Is xasdid

تحاضّ

Isku boorrin

التحاف بـ

go’ iwm. huwasho

التحاق بـ

Haleelid, gaarid

تحاقد

Cuqdad isu qaadid

تحاكم إلى

Xukun ka raadin, garsoor ka dalbid