بور ، بوار

1-halaagsamid 2- badeeco baarid, gadmi waayid

بؤرة ج بؤر

God 

بؤس ، بأس

1- rafaadid, dhib gelid 2- faqiiroobid

بوس

Dhunkasho, shumis

بؤس

1- dhibaato, rafaad 2- faqri

بوصلة

Kambas, jiheeye

بوصىّ

Doonni, "doon"

بوق ج أبواق

Buun

بول ج أبوال

Kaadi

بول

Kaadshid, "kaadiyid"

بومة ج بوم

Guumeys

بون

1- masaafada u dhexaysa labo shay 2- dheeraad, fadli

بيات

Mir

بياض

Caddaan

بيان

Muuqasho, waadax noqosho

بيان

1- daliil  2- hadal fasiix ah

بيت ج أبيات،  وبيوت

1- guri, aqal 2- baydka gabayga

بيت المقدس

Beytul-maqdis

بيتوتة ، مبيت

meel habeen ku baryid

بيد ، بيود

Baabi'id, dabargo'id

بيداء ج بيد

Bannaan aan geedo lahayn

بئر ج آبار

Ceel

بيض ج بيوض

Ukun, ugax

بيض

ukun dhalid

بيضة ج بيضات

Ukun   

بيضة

1- xiniin 2- koofiyabireed

بيطار ج بياطير

Kan xoolaha daaweeya

بيطرة

Baydaro, daaweynta xoolaha

بيع ج بيوع

Iib, beec

بيع

Iibin, beecin

بيعة ج بيع

Kaniisad, macbadka kirishtaanka

بيعة

1- bayco; ballan laysla galo 2- beec

بين ، بينونة عن 

1- ka fogaansho 2- ka go'id

بيّن

Cad, waadax ah

بين

Erey daraf ahaan loo adeegsado tusaale:              البيت بين المسجد والمدرسة guriga wuxuu u dhexeeyaa masjidka iyo iskoolka

بين

Kalatag

بيّنة ج بيّنات

Daliil, wax cad oo sugan .

بيئة

1- meel la dego 2- bay'ad, bulshada lagu noolyahay

بئيس

1- daran 2- geesi

تأبّد

1- cidloobid 2- waarid

تأبّط

Kilkilada dhexgelin

تابع

Raacsan 

تابعىّ

Taabici

تابوت ج توابيت

Sanduuq, "sanduukh"

تأبيد

Waarin, wax waara ka dhigid

تأبير

Faxlid, bacrimin

تأثّر

Saamoobid

تأثّل

1- asal yeelasho 2- hanti meel dhigasho

تأثّم

Denbi ka fogaansho

تأثير

Saamayn

تأثيل

1- asal u yeelid 2- hanti meel dhigasho, kaydsasho

تأثيم

Denbi u nisbayn

تاج ج تيجان

Taaj, duub-boqoreed

تأجّج

dab hurid

تاجر ج تجّار

Ganacsade

تأجيج

1- dab hurin 2- biyo dhanaan ka dhigid

تأجيل 

1- muddo u yeelid 2- ajalid, dib u dhigid

تأخّر

Dib u dhicid, gadaal marid

تأخير

Dib u dhigid, gadaal marin 

تأديب

Edbin, edeb u yeelid

تأدية

1- amaano iwm. gudid  2- u dhiibid, siin

تأذّ بـ

Dhibsasho, dhib kala kulmid

تأذّن

Ogeysiin

تأذين بـ

Ogeysiin 

تأذين

Addimid

تارّ

Jir leh

تارة ج تير، وتارات

Mar, jeer

تارك ج تاركون

Ka tage

تاريخ ج تواريخ

Taariikh, dhacdooyin horay u dhacay

تأريخ

1- taariikh qorid 2- taariikh u samayn

تأريق

Dhafrin, dhafar ku ridid

تأزّم

Dhib iyo rafaad gelid

تأسّ بـ

Ku dayasho

تأسّس

Asaasmid

تاسع

Kan sagaalaad

تأسّف

Walbahaarid

تاسوعاء

Maalinta sagaalaad oo bisha muxarram

تأسيس

Asaasid, abaabulid

تأصيل

Sal u yeelid

تافه

1- wax liita 2- qof caqli yar

تأكّل

Is cunid

تأكيد

Sugid, ta'kiidin

تألّ

Dhaarasho

تألّب على

Ku shamuumid, goobasho

تألّب

Soo ururid

تالد

Hanti hore loo lahaa

تالف

Baaba'san, halaagsan

تألّم

Xanuunsasho

تأليب

1- soo ururin 2- ku dirid

تأليف

Kulmin, isu keenid

تامّ

Dhammaystiran, taam ah

تأمّل

1- fiirfiirin 2- tadabbur iyo fiiro u yeelasho 

تأمير

Talo u dhiibid

تأمين

Caymis, ta'miin

تأمين

1- nabadgelin, nabadgelyo siin 2- aamiin dhihid 

تأنّ فى

Is dejin

تأنيث

Dheddigeyn, dheddig ka dhigid

تأهّب

Is diyaarin, darbasho

تأهّل لـ

Istaahilid; muteysasho

تأهّل

Guursasho, reer yeelasho

تأوّل

Fasirasho

تأويل

1- fasirid 2- celin

تائب ج تائبون

Kan towbakeena

تأيّم

Garoob noqosho

تأييد

Xoojin

تبّ ، تباب

1- halaagsamid 2- khasaarid

تباب

Halaag

تباحث

Isla baarid, wada xaajood

تبادر

Degdegid

تبادل

Kala baddalasho

تبار

Wada tartamid

تبار

Halaag, baaba'

تبارز

Mubaaraso isla gelid

التباس

Qasmid, is dhexgelid

تباطؤ

Dib isu ridid

تباع ، متابعة

Raacid, dabagelid

تباعد

Fugaansho

تباغض

Isnicid, midba midka kale nicid 

تباك

Is ooysiin

تبّان ج تبابين

Surwaal yar oo cowrada keliya qariya

تبايع

1- wax kala gadasho 2- ballan isla gelid

تباين

1- kala fogaansho 2- iskhilaafid

تبتّل 

1- adduun ka go'id  2- guur ka tegid

تبتيك

Googoyn

تبتيل

1-goyn 2-adduun ka go'id 3- guur ka tegid

تبجّح

Faanid,  faanfaanid

تبحّر فى

Si fiican u dhexgelid, meel sare ka gaarid

تبختر

Si isjajabis leh u socosho

تبخّر بـ

Uunsasho

تبخّر

Bukhaar yeelasho

تبخير

1- bukhaar ka keenid 2-uumin, uunsi shidid

تبخيل

Bakhaylnimo u nisbayn

تبدّد

Kala tegid, kala yaacid

تبدّل

1- baddalmid, doorsoomid 2- wax wax kale ku baddalasho

تبديد

Kala tegsiin, kala yaacin

تبديع

Bidco u nisbayn

تبديل

1- baddalid, doorin 2- wax wax kale ku baddalasho

تبذير

hanti iwm. si xadgudub u kala yaacin

تبر ، تبار

Halaagsamid

تبر

Jajabka dahabka iyo qalinka intaan la dhalaalinin

تبرّج

Is muujin

تبرّز

1- bannaanka saxaro u aadid 2- xaarid

تبرّع بـ

Tabarucid, dar Alle u bixin

تبرّك بـ

Barakaysasho

تبرّم

Dhibsasho

تبرّؤ من

Bari ka noqosho

تبرئة

Bari ka dhigid

تبريح

Darsasho

تبريد

Qaboojin

تبريز فى

cilmi ku dheerayn

تبريز

Muujin, soo bandhigid

تبسّم

Muusood, dhoolbirid

تبسيط

Fududayn, basiid ka dhigid

تبشير

U bishaarayn

تبصّر

Si fiican u eegid

تبصير ، تبصرة

Tusin

تبطيح

Simid