بعاد ، مباعدة 

1- fogeyn 2- ka fogaansho

بعث ج بعوث

Dad arrin muhim loo diray

بعث ، بعثة

1- dirid 2- kicin

بعثرة

Kala yaacin, kala firdhin

بعد

Fogaansho

بعد

Halaagsamid, halaag ku dhicid

بعد

Erey daraf ahaan loo adeegsado, tusaale :      جئت بعد الظّهر waxaan imid duhurka kaddib

بعر ج أبعار

Digo, saalo

بعر ج أبعار

Digo, saalo

بعرة ج بعرات

Xabbad digo

بعض ج أبعاض

Qaar, qayb

بعل ج بعولة، وبعول، وبعال

Sowj, nin

بعل ، بعولة

Guursasho, aroosid

بعل

1- sayid 2- sanam 3- geedka xididada ku cabba biyaha, oo roob iyo waraabin midna aan u baahnayn

بعوض

Kaneeco, dhilmaanyo

بعوضة

Kaneeco, dhilmaanyo

بعيد ج بعداء

Fog

بعير ج أبعرة، وأباعر، وبعران

1- geel 2- rati, awr

بغاء

Dhillaysasho

بغات ، مباغتة

Kedin

بغت ، بغتة

Kedin

بغتة

Kedo, lamafilaan

بغض

Nacayb

بغضاء

Nacayb daran

بغل ج بغال، وأبغال

Baqal

بغلة ج بغلات، وبغال

Baqasha

بغىّ ج بغايا

Dhillo, sharmuuto

بغى على

Xadgudbid

بغى

1- xadgudub  2- dulmi

بغية

Doonid 

بغيض

Wax la nacay

بقّ

Dhilqe, kutaan

بقاء

1- joogid, waarid 2- soo harid

بقر ج أبقار

Lo'

بقر

1- jeexid, dillaacin 2- furid

بقرة ج بقرات

Lo'

بقعة ج بقاع

Kob, meel kooban oo la tilmaami karo

بقعة ج بقع

Kob, meel kooban oo la tilmaami karo

بقل ج بقول

Cagaarka dhulka sida bagalka iwm.

بقيّة ج بقايا

Wax soo haray

بقيع

Meel geedo leh

بكاء

Ooyid

بكاء

Oohin

بكّاء

Qof oohin badan

بكارة

Bikaaro, "bikro"

بكّة

Makka

بكر ج أبكار

1- bikrad  2- curad

بكر ج أبكر

Qurbac

بكرة ج بكار

Qaalin geel ah

بكرة ج بكر

1- khafiyad, garan-gar yar oo inta xarig laga dhexdusiyo waxyaalaha culus lagu qaado, cayaari  2- qori ama wax kale oo dunta lagu duubo

بكرة ج بكرات

1- khafiyad, garan-gar yar oo inta xarig laga dhexdusiyo waxyaalaha culus lagu qaado, cayaari  2- qori ama wax kale oo dunta lagu duubo

بكرة

Aroor, subax

بكم

Afbeelid

بكور

Kallixid,  jarmaadid

بلادة

Damiinnimo, damiin ahaan

بلاط

Balaad

بلاغ

1- wax shay kale lagu gaaro 2- gaarsiin

بلاغة

Fasaaxad yeelasho

بلاهة

Nacas noqosho

بلبل ج بلابل

Bulbul, shinbir yar oo cod qurxoon

بلح

Timirta markay soo cagaarato 

بلد ج بلدان

Magaalo,  balad

بلدة ج بلاد

Magaalo

بلطة

Masaar, "minsaar"

بلع

Liqid,  "laqid", dhunjin .

بلعم

Hunguriga cunnadu marto, jidiin

بلعوم

Hunguriga cunnadu marto, jidiin

بلغم

Balqan, - xab jiidma oo laabta ka soo go`a oo afka ka yimaada

بلل

Qoyaan

بلو ، بلاء

Imtaxaanid, ibtilayn

بلوغ

1- gaarid 2- qaangaarid, baaluqid

بلوغ

Qaangaarid

بلوى

Balaayo, Musiibo

بلى

Bololid 

بليّة ج بلايا

Balaayo 

بليد

Damiin,  qof aan fahmo badnayn

بليغ ج بلغاء

Codkar, aftahan

بنّ

Bun

بنّاء

Fuundi, kan guryaha dhisa

بناء ج أبنية

Dhisme

بناء

Dhisid

بنان

1- faro 2- faraha darfahooda

بناية

Dhisme

بنت ج بنات

Gabar, inan  

بنج

Banji, geed maanka dooriya

بند ج بنود

1- calan weyn 2- qodob

بندق

1- geed la beerto oo mirihiisu kuuskuusan yihiin

بندقيّة ج بنادق

Qori , bunduq

بنصر ج بناصر

Faadumo; farta u dhexaysa  fardhaxada iyo faryarada

بنك ج بنوك

Bangi,  "banki"

بنيان

Dhisme

بنية ج بنى

Dhis

بنية ج بنى

Dhis

بهاء

Qurux yeelasho

بهاء

Qurux, jamaal

بهت

Jahawareerin

بهتان ، بهت

Masabidid, nabid

بهجة

Qurux yeelasho

بهجة

1- qurux 2- farxad

بهر

Neeftuur

بهظ

1- dhibid 2- ka adkaansho

بهل

1- iska dhaafid 2- lacnadayn

بهلة

Lacnad

بهمة ج بهم

Ilmaha idaha

بهنس ج بهانس

Libaax

بهو ج أبهاء

Meel waasac ah

بهوت ج بهت

Masabidlow

بهىّ ج أبهياء

Qurxoon

بهيج

Qurxoon

بهيمة ج بهائم

Xoolo, nafley

بوء بـ

La noqosho

بوّاب ج بوّابون

Bawaab, waardiye

بوار

Halaag

بوح بـ

Faafin