باد ج بادون وبدّاء

Kan baadiye dega

باد ج بادية

Wax muuqda

بادرة ج بوادر

1- wax soo degdega 2- xanaaq degdeg ah

بادية ج بواد

Baadiye, miyi

باذل

Kan wax bixiya

بارّ ج بررة

Baarri

بارجة ج بوارج

Markab dagaal oo weyn

البارحة

Xalay,  "xalayto"

بارد

Qabooban

بارز

Wax muuqda    

بارع

Wax sarreeya

البارئ

Midka wax kasta uumay من أسماء الله الحسنى

باز ج بواز، وبزاة

Shinbir ka mid ah bahda gallayrka

باز ج بيزان

Nooc galayrka ka mid ah oo ugaar loo adeegsado

بازغ

Soo baxay

بأس ج أبؤس

1- cadaab daran 2- dhib

بأساء

1- dhibaato,  rafaad 2- dagaal

باسق

Wax aad u dheer

باسل ج بواسل

Geesi

باسور ج بواسير

Baawasiir, “bawaasiir”

باطل

1-baadil 2- wax burey oo xukunkiisu dhacay

باطن ج بواطن

Gudo, baadin

باع ج أبواع

Baac, dhererka u dhexeeya labada gacnood marka la kala fidiyo

باعث

1- dire 2- kiciye

باغ ج بغاة

Kan xadgudbaya

باق

1- jooga 2- baaqi, wax soo haray

باقة ج باقات

Xirmo bagal ama ubax

باقية ج باقيات، وبواق

Baaqi, wax soo haray

باكورة ج بواكير

Faakihada tan ugu hor bislaata

بال

1- xaalad, arrin 2- qalbi

بال

Bolol, duug

بالغ ج بالغون

Qaangaar

بالغ

Gaare, wax meel gaaraya

بان ج بناة

Dhise

باه

1- guur,  nikaax 2- galmo

باهة

1- guur,  nikaax 2- galmo

باهر

Wax yaab iyo jahawareer keena

باهظ

Wax dhib iyo culays wata

بائس

Dhibaataysan, rafaadsan

بائع ج باعة

Iibiye, gade

بائقة ج بوائق

1- musiibo, dhibaato  2- shar

ببغاء ج ببغاوات

Baq-baqaaq

بتّ ج بتوت

Maro adag

بتّ ، بتات

Goyn

بتّار

Seef si daran wax u jarta

بتر 

Goyn, jarid

بتك

Goyn

بتل

Goyn, jarid

بتول

Haweeney aan guursanin oo cibaado u go'day

بثّ

1-faafin, baahin 2- kala firdhin

بثّ

1- kalatag 2- walbahaar daran

بثر ج بثور

Kasoobbax,  fin

بثق ج بثوق

Meesha biyaha ka soo burqadaan

بثنة ج بثان

1- dhul jilicsan oo wax dhala 2- beer 3- haweeney qurxoon

بثنة ج بثن

Dhul jilicsan oo wax dhala

بثوق

Burqasho,  soo fakasho

بجاد ج بجد

Maro xarriijimo leh

بحاح

Xabeeb

بحّار ج بحّارة

1- naakhuude 2- kan markabka ka dhex  shaqeeya

بحبوحة

Meel fiican oo waasac ah

بحّة

Xabeeb

بحت

Wax sidiisa ah oo dheeh ku jirin

بحتر ج بحاتر

Qof gaaban oo isku dhexjira

بحث ج بحوث، وأبحاث

Wax mowduuc laga qoray , baxsi

بحث عن

Raadin

بحث فى

Qodid, faagid

بحح ، بحاحة

Xabeebsasho

بحر ج أبحر، وبحار، وبحور

Bad, maanyo, baxar

بحيرة ج بحيرات

Badyaro

بخار ج أبخرة

Bukhaar, wax sida qaaca kor u kaca

بخت

Geel labo tuur leh

بخت ج بخوت

Nasiib

بخترة

Si isjajabis leh u socosho

بختريّة

Socod kibir iyo isjajabis ku jira

بخر

Ur xun ka soo baxa afka

بخر

af ur xun yeelasho

بخس

1- naaqusin, dhimid 2- dulmiyid

بخس

Naaqus, dhiman

بخع

Ciil ku dilid, ciil ka keenid

بخل

Bakhaylid

بخل

Bakhaylid, masuugid

بخل

Bakhaylnimo, bukhli

بخور

Uunsi, dhir laysku dardaray oo udgoon oo la shito

بخيت

Qof nasiib leh

بخيل ج بخلاء

Bakhayl, masuug

بدّ ج أبداد، وبددة

1- qayb 2- baddal 3- kalatag

بدء

Bilow

بدء

1- bilaabid 2 -bilaabasho

بدار ، مبادرة إلى

Degdegid

بداعة ، بدوع

Fiicnaan meesha ugu dambaysa gaarid

بدال ، مبادلة

wax wax kale ku baddalasho

بدانة

Cayilid, buurasho

بداوة

Reer-baadiyenimo

بدر ج بدور

Dayaxa marka uu dhammaystirmo

بدع ج أبداع

Bidci, qof bidco la yimid

بدعة ج بدع

Bidco

بدل ج أبدال

Baddal , "beddel"

بدن ج أبدان

Jir, kor

بدنة ج بدن

Hal ama lo' hilib leh

بدهىّ

Wax iska cad oo aan fikir u baahnayn

بدوّ ، بداء

Muuqasho

بدو ، بداوة

1- baadiye aadid 2- baadiye degid

بدو

1- baadiye 2- dadka baadiye dega

بدوىّ

Qof baadiye deggan

بدوىّ

Qof baadiye deggan

بديع

1- fiicnaan meesha ugu dambaysa jooga 2 - qof la yimid wax aan looga horreynin

بديل ج بدلاء

Badiil, wax baddal noqon kara

بدين ج بدن

Cayillan, buuran

بديهىّ

Wax iska cad oo aan fikir u baahnayn

بذاء

Afxumi,  wax xun ku hadlid

بذاءة

Afxumi la imaansho

بذر ج بذور

Abuurka beerta

بذر

miro iwm. abuurid 

بذل

Hurid, wax bixin, wax quurid

بذلة ج بذل

Dhar lagu shaqeeyo

بذئ

Qof hadal xun ku hadla

برّ ج أبرار

Baarri

برّ ج برور

Barri, dhul

برّ

1- baarinimo samayn, wanaag samayn 2- hagaagid, toosid

برّ

1- samafal 2- wanaag

برّ

Bur

برء ، برء

Raysasho, bogsasho

برء

Abuurid, uumid

براءة من

Bari ka noqosho

براح ، مبارحة 

meel ka tegid

براح

Dhul bannaan

براز ، مبارزة

Mubaaraso la gelid

براز

1- bannaan aan geedo lahayn 2- saxaro, xaar

براعة

Kor noqosho, sarrayn

البراق

Buraaq

برّانىّ

Dibad, khaarij

برّاية

Qalin-qor, qalab qalinka lagu qoro