أهيم ج هيم

1- aad u oomman 2- rati huyaam ku dhacay

أو

Ama

أوان ج آونة

Waqti,  goor

أوّاه

1- qof mar kasta aah leh 2- qof alle-baryi badan

أوبة ، إياب

Noqosho

أوثق م وثقى

Adag, sugan

أوحد

Mid ah

أورق م ورقاء ج ورق

1- maarriin 2- wax midabkiisa xiga midabka danbaska

أوسط ج أواسط

Kan dhexe, kan muctadilka ah

أوّل ج أوائل، وأوّلون

Kan ugu horreeya, kan koobaad

أول ، مآل إلى

U noqosho

أولاء

Kuwan, "kuwaan"

أولى بـ

Ugu habboon

أولى ج أول

Tan ugu horraysa, tan koobaad

أولى لك

Erey gooddi tusiya, macnehiisu yahay : halaag baa kuu soo dhowaaday

أولئك

Kuwaas

أوهن

Ugu daciifsan, ugu tabar yar

أوىّ إلى

Hoyasho

إى

Haa

أيار

Bil suryaani ah oo ku aaddan bisha Meey

إياس

Quusasho

أيّان ؟

Goorma ?,  jeerma ?,  shirma ? 

إيباق

Halaagid, halaag ku ridid

آية ج آى، وآيات

1- calaamo 2- cibro 2- mucjiso 4- aayad Qur'aan

إيتاء

Siin

إيتار

1- witir tukasho 2- tiro iwm. kisi ka dhigid

إيتام

Agoomayn, agoon ka dhigid

ائتساء بـ

Ku dayasho

ائتكال

Is cunid

ائتلاء

Dhaarasho

ائتلاف

Isku imaansho, isku duubmid

ائتمار

1- amar qaadasho 2- wada tashi

ائتمام بـ

Ku dayasho

ائتمان

Amminid, ku kalsoonaansho

إيثار

Doorasho, faddilid

إيثاق

1- xirid 2- sugid

إيجاب

Waajibin

إيجاد

Ahaysiin, keenid

إيجار

Daawo dhuunta  ka siin

إيجار

Kirayn, ijaarid

إيجاز

Soo gaabin, soo koobid

إيجاس

1- cabsasho 2- dareemid

إيجاع

Xanuujin

إيجاف

1- socod ku boorrin 2- dhaqdhaqaajin

إيجال

Cabsi gelin

إيحاء إلى لـ

1- u ishaarid 2- u waxyood 3- ilhaamin

إيحاش

1- cidla' noqosho  2- meel dugaag yeelasho

إيحال

Dhiiqo ku ridid

أيد

Xoog yeelasho

إيداء بـ

1- la tegid  2-halaagid

إيداء

Halaagsamid

إيداع

U dhiibasho, ku amaanaysasho

إيدام بين

Isu keenid

إيدام

Koosaarid

إيذاء

Dhibid, dhib u geysasho

إيذان

Ogeysiin

إيراث

Dhaxalsiin

إيراد

1- xoolo aroorin, biyo u kaxayn 2- soo aroorin, keenid 

إيراق

geed caleen soo bixin

إيزاع

1- ilhaamin 2- ku dirid

آيس

Qof quustay

إيسار

Hanti yeelasho

إيساع

Waasicin

أيسر

1- bidix 2- kan ugu sahlan

إيصاء

Dardaarmid

إيصاد

Xirid, awdid

إيصال

Gaarsiin, geyn

إيضاح

Caddeyn

إيضاع فى

Degdegid

أيطل ج أياطل

Moxogga labadiisa dhinac midkood

إيعاء

1- weelayn 2- fahmid

إيعاد

Gooddiyid

إيغار

1- xanaajin, caraysiin 2- laabta ka hurin

إيغال فى

Ku xeeldheeraansho, meel fog ka gaarid

إيفاء بـ

Oofiyid, gudasho

إيفاء

Dhammaystirid

إيفاد

Wafdi dirid

إيفاض

Degdegid

إيفاع

Korid, barbaarid

إيقاد

dab hurin

إيقاظ

Baraarujin, soo kicin

إيقاع بـ

Dhib u geysasho, wax gaarsiin

إيقاع

Ridid

إيقاف

Joojin

إيقان

Yaqiinsasho

إيكاء

Xarig ku dhuujin

إيكال

Cunsiin, quudin

أيكة ج أيك

Jiq,  geedo is haysta

إيلاء

1- maamul u dhiibid 2- asxaan u samayn

إيلاء

Dhaarasho

إيلاج

Gelin

إيلاد

Dhalin

إيلاف

1- qof wax caadaysta ka dhigid 2- caadaysasho, la qabsasho

إيلام

Waliimo samayn

إيلام

Xanuujin, xanuun dareensiin

إيلاه

Wareerin, maanka ka tegsiin

أيلول

Bil suryaani ah oo ku aaddan bisha Sibtembar

إيلياء

Baytulmaqdis

أيّم ج أيامى

Qof aan xaas lahayn

إيماء إلى

Tilmaamid, farta ku fiiqid

إيماض

Hillaacid

إيمان بـ

Rumayn

إيمان

Dhinaca midig aadid

إيمان

Nabadgelin, nabadgelyo siin

أيمن

Midig

أين ؟

Halkee ?,  meeshee ?,  xaggee ?

إيناس

1- wehelin  2- arkid, indhaha saarid 3- ogaansho

إيناع

miro karid, bisil noqosho

إيهاء

Tabar-beelin

إيهام

Wahmi ku ridid

إيهان

Tabar-beelin, daciifin

إيواء

Hoyin, meel lagu hoydo siin

إيوان ج أواوين، وإيوانات

Gole weyn oo lagu shiro

إيئاس

Quusasho ku ridid

باءة

Guur

باب ج أبواب، وبيبان

Irrid, albaab

باتر ج بواتر

Seef af leh

باتك ج بواتك

Seef af leh

باحث ج باحثون

Kan wax baara

باخرة ج بواخر

Markab weyn

باخل ج بخّل

Bakhayl