انفكاك

1- kala bixid 2- furmid

انفلات

Fakasho

انفلاق

Dhanbalmid

انفلال

1- seef iwm. afka ka jabid 2- jabid, jab la kulmid

إنقاذ

Badbaadin

إنقاص

Dhimid

إنقاض

1- yeerid, dhawaaqid 2- cuslayn

انقباض 

Isku soo uruurid

انقراض

1- dabargo'id, dhammaansho 2- go'id

انقسام

Qaybsamid, qaybo noqosho

انقشاع عن

Ka feydmid

انقصاف

Jabid

انقصام

Jabid

انقضاء

Dhammaansho

انقضاب

Go'id

انقضاض على

Ku boodid, ku duufid

انقضاض

1- burburid 2- go'id 3- dhicid

انقطاع

Go'id

انقعار

Salka ka siibmid

انقلاب ج انقلابات

Afgenbi, inqilaab

انقلاب

Gadoomid

انقياد

Hoggaansamid

انقياض

gidaar iwm. dhanbalmid

إنكاح

U guurin

إنكار

1-inkirid 2- kasid la'aan

إنكاس

1- godid, qalloocin 2- geddiyid

انكباب على

Laasimid, isku dhejin

انكدار

Firdhasho

انكسار

Jabid

انكفاء

Gadoomid

انكفاف عن

Ka harid

انكماش

Kuduudasho, isku ururid

إنماء

Kordhin, badin

انمحاء

Tirmid

انمحاق

Tirtirmid

انمساح

Tirmid

أنملة ج أنامل

Farta fooddeeda

انمياع

cusbo iwm. dhalaalid

إنهاء

Dhammayn

إنهار

Daadin

إنهاز

Kicin, istaajin

إنهاض

Kicin, istaajin

إنهاك

Dhib weyn iyo rafaad u geysasho

إنهال

Cabbidda ugu horraysa siin

انهزام

Jabid, jab ku dhicid

انهشام

Jabid

انهلال

1- roob si xoog u di'id  2- qubasho, daadasho

انهمار

Si daran u daadasho

انهماك فى

Si daran oo damac ku jiro ugu dadaalid

انهيار

Dumid, dhicid

أنوثة

Jilcid

أنوثة

Dheddignimo

أنوك ج نوكى

Nacas

إنى ج آناء

Saacad ka mid ah saacadaha habeenka

أنى ، إنى

1- dhowaansho 2 - meesha ugu dambaysa gaarid 3- bislaad, cunno gaarid heerka lagu cuno

أنّى ؟

1- sidee ? 2- halkee ?

أنيث

Jilicsan

أنيس

Wehel

أنيق

Wax dadka soo jiita oo aad u fiican

أنين ، أنان

Taahid, jibaadid

أنين

Taah, jibaad

إهاب ج أهب

Maqaar, harag

إهالة

bacaad iwm. meel isugu keenid

إهالة

Dufan

إهانة

Dulleyn, liidid

إهباط

Dejin

أهبة ج أهب

Diyaargarow

أهبل ج هبل

Caqlilaawe, ahbal

اهتداء

Hanuunid

اهتذاذ

Si degdeg u goosasho

اهتزاز

Gilgilasho, lulasho

أهتم م هتماء ج هتم

Qof foolasha ka jaban

اهتمام بـ

Danayn, ihtimaam siin

اهتمام

Welbahaarid

إهداء إلى

Hadiyad siin

إهدار

dhiig burin, wax aan jirin ka dhigid

إهراع

Si degdeg u socosho

إهراق

Daadin, qubid

إهرام

Duq ka dhigid

إهزال

Caatayn, daciifin

إهطاع

1- indhaha taagtaagid 2- degdegid

أهل ج أهال، وأهلون

Ehel, reer

إهلاك

Halaagid, halaag ku ridid

إهلال بـ

Ku dhawaaqid

إهلال

bil dhalasho

أهلىّ

1- nafleyda dadka la nool 2- ahli, wadani

أهليّة

U suubasho, u qalmid

إهماد

Damin, bakhtiin

إهمال

1- ka tegid, faraha ka qaadid 2- qiimayn waayid

إهمام

Welbahaarin

إهواء

Ridid

أهيف م هيفاء ج هيف

Moxog dhuuban leh