انتساب إلى

Isu tiirin, u nasab sheegasho

انتساخ

1- guurin, rarid  2- qorid

انتشار

1- fidsamid 2- faafid 3- kala tegid

انتشال

Si degdeg u siibid

انتصاب

Taagmid, kicid, istaagid

انتصاح

Naseexo qaadasho

انتصار من

Ka aarsasho, ka gudasho

انتصار

Guuleysasho

انتصاف

1- nus gaarid 2- cadaalad doonid

انتطاق

Dhexda good ku xirasho

انتظار

Sugid, u kaadin

انتظام

Nadaamsamid, habaysmid

انتعاش

1- firfircooni helid  2- soo kicid

انتعال

Kabo xirasho

انتفاء

Anfoomid, sugnaan waayid

انتفاخ

1- buufsamid 2- bararid, fuurid 3- isweynayn

انتفاض

Gariirid, ruxasho

انتفاع بـ

Waxtar ka helid

انتقاء

Marasho, waxa ugu roon ka qaadasho

انتقاب

Indha-shareer xirasho

انتقاد

Naqdi u jeedin

انتقاش

1- marasho, waxa ugu roon ka qaadasho 2- soo saarid, soo siibid

انتقاص

1- naaqusid 2- dhimid 3- ceebayn

انتقاض

Burid, furmid

انتقال

Guurid

انتقام من

Aarsasho

انتكاث

Burid, furmid

انتكاس

Gadoomid, rogmid

أنتم

Idinka lab

أنتما

Idinka labo qof

انتماء إلى

Isu tiirin, isu nisbayn

أنتنّ

Idinka dheddig

انتهاب

Boobid

انتهاج

waddo qaadid

انتهار

Canaanasho

انتهاز

fursad ka faa’idaysasho

انتهاك

Meel kaga dhicid, sharafta ka qaadid

انتياب

Asiibid, ku dhicid

انثعاب

Butaacid 

انثلال

dhis iwm. dumid

انثلام

1- dillaacid 2- wax gees ka jabin

أنثى ج إناث

Dheddig

أنثيان

Labada xiniinyo

إنجاء

Badbaadin, samatabbixin

إنجاب

Ilmo fiican dhalid

إنجاز

Hirgelin, fulin

انجبار

laf kabmid

انجذاب

Soo jiidmid

انجياب

1- jeexmid, dillaacid 2- feydmid

الإنجيل

Injiil

إنحاف

Caatayn

إنحال

Caatayn

انحتام

Waajibid

انحدار

Hoobasho, hoos u socosho

انحراف عن

Leexasho

انحسار

Feydmid

انحطاط

Hoos u dhicid

انحلال

Furmid

انحناء

Godasho, qalloocasho

انحياز إلى

U iilasho

انخراط فى

1-dhexgelid 2- degdegid

إندام

Shallayto ku ridid

اندثار

Tirtirmid, baabi'id

اندراس

Tirtirmid, baabi'id

اندفاع

Dhaqsasho, degdegid

اندفاق

Qulqulid, daadasho

اندلاع

1-carrab soo bixid  2- dab iwm. kicid

اندماج

wax wax kale dhexgelid

اندمال

nabar raysad bilaabid, soo bogsasho

إنذار

U digid, digniin siin

إنزار

Yarayn

إنزاف

Dhammayn

إنزال

1- soo dejin 2- meel dejin

انزلاق

Sinbiriirixasho, sidbasho

انزواء

1- isku soo uruurid 2- gooni u bixid

إنس

Insi, dad

أنس بـ

Wehel ka dhigasho

إنساء

Dib u dhigid

إنساء

Illaawsiin

إنسان ج أناسىّ

Insaan, aadane

إنسانيّة

Insaaniyad, bani'adannimo

انسجال

Daadasho, qubasho

انسجام

1-daadasho 2-toosid, hagaagid

انسحاب

1- insaxaabid, faraha kala bixid 2- jiidmid

انسدال

daah iwm.  raaricid

انسفاك

Daadasho, qubasho

انسكاب

biyo iwm. daadasho

انسلاخ

maqaar iwm. siibmid

انسلال

1- dusid 2- si qarsoodi u bixid

إنسىّ

insi

انسياق

1-raacid 2-hoggaansamid

إنشاء

1- abuurid, amaamudid 2- allifid

إنشاد

1- gabay qaadid 2- baadi soo sheegid

إنشار

meyd soo saarid, noolayn

إنشاز

Taagid, kor u qaadid

إنشاط

1- firfircooni gelin 2- xarig qoolkiisa furid

إنشاق

U ursiin, sanka u saarid

انشجاج

Daqramid

انشخاب

Burqasho

انشداخ

Daqramid

انشداه

Jahawareerid

انشراح

Riyaaqid, farxid

انشرام

Dhanbalmid

انشعاب

Kala tegid, kala bixid

انشغال

Mashquulid

انشقاق

Dhanbalmid, dillaacid

أنشودة ج أناشيد

Nashiido

إنصات

Si fiican u dhageysasho

الأنصار

Ansaar

الأنصارىّ

Qof ansaar ah

إنصاف

1- cadaalad samayn 2- barid, kala-bar ka dhigid 3- nus gaarid

انصباب

Daadasho, qubasho

انصداع

Dillaacid

انصراف عن

Ka tegid

انصرام

1-go’id 2-tegid

انصهار

Dhalaalid

إنضاء

1- caatayn 2- bololayn, bolol ka dhigid

إنضاج

Bislayn

انضباط

Toosid, hagaagid

انضخاخ

Firdhasho

انضمام إلى

Ku biirid, ku darmid

انضمام

Isku soo uruurid, isku imaansho

انضياف إلى

Ku kordhid, ku biirid

إنطاق

Hadalsiin, hadal ka keenid

انطباق على

Ku dabbaqmid

انطباق

Isku daboolmid, is dul fuulid

انطحان

Shiidmid, wax shiidan noqosho

انطفاء

Damid

انطلاق

1-bixid, tegid 2-furfurmid

انطماس

Tirtirmid, suulid

انطياد

Kor u duulid

إنظار

Sugid, u kaadin

إنعاس

Lulmo ku ridid

إنعاش

Firfircoonaysiin

إنعاظ

1- kicin 2- kicid

إنعام على

U nicmayn

إنعام

1- wanaag u samayn, deeq siin 2- jilcin

انعزال عن

Ka fogaansho

انعقاد

Si adag u xirmid

انعكاس

Is rogid, is gaddiyid

انغطاط فى

Tiinbasho

انغلاق

Xirmid

انغماس فى

Tiinbasho

أنف ج أنوف، وآناف

San, xubinta laga neefsado waxna laga ursho

أنف

Kibrid, santaagid

أنف

Cusub, wax bilow ah oo aan la taaban 

آنفا

Haddaayey

إنفاد

Dhammayn

إنفاط

Hambululuqo u keenid

إنفاق

hanti iwm. bixin

أنفة

Santaag, kibir

انفتاق

Dillaacid

انفجار ج انفجارات

Qarax

انفجار

1- burqasho 2- qarxid

انفراء

Jeexmid, dillaacid

انفراج

Feydmid, furmid

انفراد بـ

La gaar noqosho

انفراش

Fidsamid

انفراط

1- kala yaacid, kala tegid 2- kala furmid

انفساح

1- waasicid 2- riyaaqid

انفساخ

Burid

انفصاد

dhiig iwm. daadasho

انفصال

Go'id

انفصام

1- go'id 2- jabid

انفضاض

1- jabid 2- kala yaacid

انفطار

Dhanbalmid, dillaacid

انفطام

ilmo nuugmo ka go'id, naas ka go'id

انفغار

Feydmid, furmid