إمداد

1- siyaadin, kordhin 2- kaalmayn, taakulayn

أمدوحة ج أماديح

Ammaan

إمذاء

Kuulato keenid, madi keenid

أمر ج أمور

Arrin

أمر ج أوامر

Amar, farriin

أمر

Amrid, amar siin

إمر

Arrin weyn 

امرأة

Naag, haweeney

إمراح

Farxin

إمرار

Marin, meel marsiin

إمراض

Jirro u keenid

إمرة

Talis, maammul

أمرد ج مرد

Amrad, wiil aan weli gar u soo bixin

امرؤ

1- nin 2- axad, qof

أمس

Shalay

إمساء

Waqtiga masaa’a gelid

إمساك بـ

Qabasho

إمساك عن

Ka harid, iska dhaafid

إمساك

1- bakhaylid 2- reebid, joojin

إمساك

1- bakhaylnimo 2- soon-qaad, afxirasho 3- calool-fadhi, kolka calooshu taagan tahay

أمسيّة ج أماسىّ

Caways

إمشاء

Socodsiin

إمضاء

Fulin 

إمضاض

Xanuujin

إمطار

1- cir di’id, roob keenid 2- daadin

إمعان فى

Ku xeeldheeraansho

إمّعة

Kan qof kasta raaca

أمعز

Dhul dhagax leh oo adag

إمكاث

Wax negaada ka dhigid

إمكان

1- suuraggelid, suuroobid 2- fududaansho 3- u suuraggelin, u dhiibid

أمل ج آمال

Rajo

أمل

Rajayn

إملاء على

cashar u yeerin

إملاء لـ

U kaadin

إملاء

Yeeris

إملاق

Faqiiroobid, cayroobid

إملاك

Milkisiin, gacanta u gelin

إملال

1- daalin 2- u meerin

أملس م ملساء ج ملس

Wax sulub ah

آمن ج آمنون

Qof nabad qaba

آمن م آمنة

Deggan,  xasillan

أمن، أمان، أمنة

1- nabadgelid, badbaadid 2- xasilid, degid

إمناء

Biyabbixid

أمنية ج أمان

Yididdiilo

أمنيّة ج أمانىّ

Yididdiilo

إمهار

Meher siin

إمهال

U kaadin, u sugid

أمهق م مهقاء ج مهق

Aad u cad

أمومة

Hooyonimo

أمّىّ ج أمّيّون

Ummi, qof akhris iyo qoraal karin 

أمّيّة

Umminimo, wax qorid iyo wax akhris la'aan

أمير ج أمراء

Madax,  taliye, amiir

أمين ج أمناء

1- kan amaanada guta  2- qof arrin loo dhiibtay oo mas'uul ka ah

آمين

Aammiin, erey ducada dabadeeda la yiraahdo oo ulajeeddadiisu tahay : ilaahow aqbal

أمين

Deggan,  xasillan

الآن

Hadda, imminka

أنا

Aniga

إناء ج آنية جج أوان

Weel

إنابة إلى

U noqosho, u laabasho

إنابة

Naa'ib ka dhigid

أناة

Degenaansho, xasillooni

إناخة

Tujin, rati fariisin

إنارة

1- iftiimid 2- iftiimin 3- caddeyn, muujin

أناس

Dad

أناس

Dad

إناسة

Lulid, dhaqdhaqaajin

إناطة

Surid

إنالة

Siin, gacanta ka saarid

الأنام

Khalqi, uun

إنامة

Seexin

أناناس

Cananaas

أنانىّ

Anaani, qof naftiisa keliya arka

أنانيّة

Anaaniyad

إنباء

U sheegid, u waramid

إنبات

Soo dhalin, soo saarid

إنباض

Dhaqdhaqaajin

انبتال

Go'id

انبثاث

1- firdhasho,  kala yaacid 2- faafid

انبثاق

Burqasho

انبجاس

Burqasho

انبراء لـ

U soo banbixid

انبساس

1- tegid 2- kala yaacid

انبساط 

1- fidsamid  2- furfurmid, farxid

انبطاح

1- weji weji u seexasho 2- fidsamid

انبعاث

1- bixid 2- kicid

أنبوب ج أنابيب

Dhuun, tuubbo

أنبوبة ج أنابيب

Dhuun, tuubbo

أنت

Adiga dheddig

أنت

Adiga lab

إنتاج

1- soo saarid 2- dhalid

إنتان

Qurmid, qurun noqosho

انتباذ

Fogaansho, gooni u bixid

انتباه لـ

Ku baraarugid, dhug u yeelasho

انتباه من

Baraarugid, hurdo iwm. ka kicid

انتتاف

1- tifmid 2- tifasho

انتثار

Firdhasho

انتحاء

1- dhinac u leexasho 2- qasdid, aadid

انتحاب

Si daran u ooyid

انتحار

Is dilid

انتحال

1- sheegasho  2- mad’hab ka dhigasho

انتخاب

Doorasho

انتخال

Shaqshaqasho

انتداب إلى

Si degdeg u ajiibid

انتداب

U yeerid

انتزاع

1- siibmid 2- siibasho 3- dafid