اكتئاب

Walbahaarid

اكتيال

Beegasho

إكثار

1- badin 2- hanti badan yeelasho

أكثريّة

Dad badan

إكداء

deeq iwm. goyn, jarid

أكذوبة ج أكاذيب

War been ah

إكراء

Kirayn, ijaarid

إكرام

Karaamayn

إكراه

Khasbid 

أكرة ج أكر

God

إكساد

Baarin, wax baara ka dhigid

أكسح م كسحاء

Curyaan

اكفهرار

1- wejitubid 2- si daran u mugdiyoobid

أكل ج آكال

Miro

آكل ج أكلة، وآكلون

Cune

أكل، مأكل

Cunid

إكليل ج أكاليل

1- duub-boqoreed 2- ubax loo sameeyey sida duubka

إكماد

Walbahaarin

إكمال

Dhammaystirid

أكمة ج آكام

Buur yar

أكمه م كمهاء ج كمه

Qof indha la'aan ku dhashay

إكنان

Qarin

أكول

Qof aad wax u cuna

أكيد

Wax sugan oo la hubo

إلاف، مؤالفة

1- ka helid, jeclaansho 2- caadaysasho, la qabsasho

إلانة

Jilcin, jileec ka dhigid

إلباس

U xirid, u labbisid

آلة ج آلات

Qalab

آلة التّصوير

Kaamiro

آلة التّصوير

Kaamiro, qalabka wax lagu sawiro

ألت

Dhimid, naaqusin

ألثغ م لثغاء

Carrab-goje, qof xarfaha qaarkooda aan karin

إلجاء

1- u tiirin 2- ku kallifid

إلجام

1- lijaan u xirid 2- aammusin 3- ka celin, ka reebid

إلحاح على

Ku celcelin

إلحاد

Iilasho, leexasho

إلحاد

Ilxaad, kufri

إلحاف

1- go’ u huwin 2- su’aal ku celcelin

إلحاق

Haleelsiin, gaarsiin

إلحام

1- alxamid, ku dhejin 2- hilib cunsiin

ألخن م لخناء ج لخن

Qurmuun leh

ألدّ م لدّاء ج لدّ

Qof dood badan

إلزاق

Ku dhejin

إلزام

1- joogto ka dhigid 2- waajibin

إلصاق

Ku dhejin

إلظاظ بـ

1- meel ku negaansho 2- wax laasimid, ku dhegid

إلعاق

Leefsiin

ألعوبة ج ألاعيب

Cayaar

إلغاء

Ilqayn, ka talabixid

إلغاب

Daalin

إلغاز

Googgaale la imaansho

ألغوزة ج ألاغيز

Googgaale

آلف ج ألاّف

Kan dadka jecel oo ka hela

ألف ج آلاف، وألوف

Kun

إلف، إلاف

1- ka helid, jeclaansho 2- caadaysasho, la qabsasho

إلفاء

Helid, la kulmid

ألفة

Isu imaansho, isku duubnaan

إلقاء

Ridid, tuurid

إلقاح

1- hal rimin,  uur u yeelid 2-dhir  faxlid, awrdhebid

إلقام

Afka u gelin

ألكن م لكناء ج لكن

Qof carrab culus

ألم ج آلام

Xanuun

ألم

Xanuun dareemid

إلماح إلى

Isha ku xadid

إلمام بـ

1- ku soo degid 2- ku dhicid, asiibid 3- guud ahaan u garasho

ألمعىّ

Qof aad u maskax fiican

إله ج آلهة

Ilaah    

الإله

Allaah, Alle

إلهاء

Mashquulin

إلهاب

Ololin

إلهام

Ilhaamin, ilhaan siin

إلهام

Ilhaan, “ilhaam”

ألو، ألوّ

Ka gaabin, yarayn

إلواء بـ

1- leexin 2- tilmaamid

ألوهة، إلاهة 

Caabudid, ilaah ka dhigasho

ألى ج آلاء

Nicmo, "nimco"

آلىّ

Wax qalab ka samaysan

أليّة ج ألايا

Dhaar

ألية ج أليات، وألايا

1-barida labadeeda dhinac midkood 2- hilibka dabada saaran

أليف ج ألفاء

Kan dadka jecel oo ka hela

أليم

Xanuun leh

أمّ ج أمّات، وأمّهات

1- hooyo 2- asal

أمّ

Qasdid, aadid

أم

Mase, amase, "mise"

إماتة

Geeri u keenid

أمارة ج أمارات

Calaamo

إمارة ج إمارات

Talis, maammul

إماطة

Fogeyn, dheerayn

إماعة

cusbo iwm. dhalaalin

إمالة

Leexin, iilid

إمام ج أئمّة

1-kan dadka salaadda geliya 2-taliyaha muslimiinta

أمام

Hor

إمامة

1- ka hormarid 2- tukin, imaam u noqosho

إمامة

Imaamnimo

أمانة ج أمانات

Ammaano, wadiico

أمانة

Ammaano, khayaano la'aan

أمة ج إماء

Naag addoon ah

أمّة ج أمم

1-ummad, qaran 2- muddo, waqti

أمت

Taag, meel kore

إمتاع

U raaxayn

امتثال

Hoggaansamid

امتحان ج امتحانات

Imtaxaan

امتحان

Imtaxaanid, imtaxaan ka qaadid

امتداح

Ammaanid

امتداد

1- dheeraansho 2- taagmid, fidsamid

امتراء فى

Ka shakiyid

امتشاط

Shanlaysasho, firasho, “feerasho”

امتصاص

Dhuuqid

امتطاء

faras iwm. dusha ka fuulid

امتعاض من

1- dhibsasho 2- xanaaqid

امتلاء

Buuxsamid

امتلاك

Hantiyid, lahaansho

امتناع عن

Ka harid, iska dhaafid

امتناع

Wax reeban noqosho

امتنان على

Galladaysasho

امتهان

1- shaqo ka dhigasho 2- dulleysasho

امتياز

1- kala soocmid 2- gaar u bixid

أمثل م مثلى

Ugu fiican, ugu roon