إغواء

Lumin, habaabin

أغيد م غيداء ج غيد

Qof jir jilicsan oo is jajabiya

أفّ

Uf, erey wixii xun lagu yiraahdo

إفاءة على

U soo celin, u keenid

إفادة

Waxtarid, u faa'idayn

إفاضة فى

Ku dheeraansho

إفاضة

1- badin 2- daadin, shubid

إفاقة

Miyirsasho

أفّاك

Beenlow

أفانين

Noocyo, qaabab

آفة ج آفات

Aafo, dhibaato

إفتاء فى

Fatwo bixin

افتتاح

1-furfurasho, bilaabid 2- dugsi iwm. furasho

افتخار

Faanid

افتداء

Madax furad iska bixin

افتراء

Been abuurasho

افتراس

dugaag wax ugaarsi ku dilid

افتراش

Goglasho, gogol ka dhigasho

افتراض

1- waajibin 2- wax inuu jiro ka soo qaadid

افتراع

1- bilaabid 2- gabar bikra-jabin

افتراق

Kala tegid, kala bixid

افتضاح

Fadeexoobid, ceeboobid

افتضاض

1- jabin 2- gabar bikra-jabin

افتعال

1- been abuurasho 2- samaysasho

افتقاد

Waayid

افتقار إلى

U baahasho

افتقار

Faqriyid, faqiir noqosho, cayroobid

افتكاك

Furasho

إفحاش

Fuxshi la imaansho

إفحام

Hadal ka badin

إفراد

Keli yeelid, gooni u bixin

إفراز

Soo saarid

إفراط

1- xad-dhaafid 2- ka tegid

إفراغ

Daadin

أفرع م فرعاء ج فرع

Qof timo badan leh

افرنقاع عن

Kala yaacid, didid

إفريقىّ

Afrikaan

إفريقيا

Afrika

إفزاز

1- argaggixin  2- kicin

إفزاع

Argaggixin

إفساد

Fasahaadin

إفشاء

Faafin

إفصاح عن

Caddeyn, muujin

إفصاح

1- fasiix noqosho 2- caddaansho, muuqasho

إفضاء إلى

Gaarid

إفضاء

1- eber ka dhigid 2- ballaarin, waasicin

إفضال على

Wanaag u samayn

إفضال من

Hanbayn, hanbo soo reebid

إفطار

1- quraacasho, afbilaabasho 2- afurid

أفطس م فطساء ج فطس

San-batiiq, qof san jabsan leh

إفظاع

Jahawareerin

إفعام

Buuxin

أفعولة ج أفاعيل

Arrin yaab leh

أفعى ج أفاع

Abeeso aad u daran

أفق ج آفاق

1- dhinac, gees 2- jaho, afarta docood oo waaweyn middood

إفقار

Faqiir ka dhigid

أفك

Jeedin, leexin

إفك

Been

أفكوهة ج أفاكيه

Hadal qosol leh

آفل ج أفّل

Dhacsan

إفلات

1- fakin 2- fakasho, baxsasho

إفلاح

Liibaanid

إفلاس

Lacag beelid

أفلح م فلحاء ج فلح

Faruurey

إفناء

Dhammeyn, baabi'in

إفهام

Fahansiin

أفول

Dhicid , sida qorraxda iyo xiddigga , iwm.

أفوه م فوهاء ج فوه

Afweyne, af weyn leh

أفيون

Afyuun,  geed maandooriye ah

إقالة

1- ka dhaafid 2- casilid, xiltirid

إقامة بـ

Ku negaansho

إقامة

1- kicin 2- toosin, wax toosan ka dhigid

إقبار

Xabaalid, aasid, duugid

إقبال على

Aadid, u jeedsasho, qaabilid

إقبال

Imaansho, soo gelid

اقتباس

Dab ka qaadasho

اقتتال

Is dagaalid, is diririd

اقتحام

Jiirid, dhexgelid

اقتداء بـ

Ku dayasho

اقتدار على

Karid, awood u yeelasho

اقتراب

Dhowaansho

اقتراح

Fikrad keenid

اقتراض من

Ka amaahasho

اقتراع على

Qori-tuurasho

اقتراف

Kasbasho, samayn

اقتران بـ

Xiriir la yeelasho

اقتسام

Qaybsasho

اقتصاد فى

1- dhexdhexaysasho 2- maal dhaqaalaysasho

اقتصاد

Dhaqaale

اقتصادىّ

Wax dhaqaale la xiriira

اقتصار على

Ku gaabsasho, ku ekaansho

اقتصاص

Ka gudasho

اقتضاء

Dalbid 

اقتضاب

Goosasho 

اقتطاط

Goosasho

اقتطاع

Goosasho

اقتطاف

Goosasho

اقتفاء

Raacid

اقتلاع

Siibid, fujin

اقتناء

xoolo yeelasho

اقتناص

Ugaarasho

اقتناع

Qancid

اقتيات

Quudasho, cunid

اقتياد

Kaxaysasho

اقتياف

Raacid, dabagelid

إقحاط

1- abaar ku ridid 2- nin biyabbixi waayid

إقحام

Dhexgelin

إقدام على

Ku dhiirrasho

إقذاع

Si xun u caayid

إقراء

1- akhris barid 2- salaan u dirid

إقرار بـ

Qirid

إقرار

1- sugid, wax sugan ka dhigid 2- farxin

إقراض

Amaahin

إقراع بين

Qori-tuurid, qori-tuur samayn

إقران

1- karid, awoodid 2- waran kor u qaadid

أقرب ج أقربون، وأقارب

Qof qaraabo soo dhow ah

أقرع م قرعاء ج قرع، وقرعان

Qof timaha ka dhaceen

أقرن م قرناء

Mid geeso leh

إقساط

Cadaalad samayn

إقسام بـ

Ku dhaarasho

إقشاع

1- feydid 2- daruur kala tegtegid, baabi'id

اقشعرار

Jiriiricood

إقصاء

Fogeyn, dheerayn

أقصوصة ج أقاصيص

Sheeko yar

أقصى م قصوى

1- fog 2- ugu fog

أقط

Eedaq, caano fadhi

إقطاع

dhul u goyn, wax ka siin

أقطع

Gacmeey

إقعاد

Fariisin

إقفار

1- eber noqosho 2- meel qafro ah gelid

إقفال

1- xirid 2- soo noqosho, soo laabasho

إقلاع عن

Dhaafid, ka harid

إقلاع

1- feydmid 2- socod bilaabid

إقلاق

Welwel ku ridid

إقلال

1- qaadid, xanbaarid 2- faqiiroobid

أقلح م قلحاء ج قلح

Qof ilkaha ka cagaaran

أقلف ج قلف

Yuuble, qof buuryo leh

أقلّيّة ج أقلّيّات

Aqalliya, dad yar

إقليم ج أقاليم

Gobol

إقليم ج أقاليم

Gobol

إقمار

Ifid, nuurid

أقمر ج قمر

Nuur leh

إقناء

1- raaligelin 2- xoolo siin

إقناط

Quusasho ku ridid

إقناع

Qancin

إقواء 

Eber noqosho

أقوس م قوساء

Soo godan, qalloocan

أكّار ج أكرة

Kan beerta fala

أكّال ج أكّالون

Cunaa, qof aad wax u cuna

أكال

Cuncun

إكباب على

1- rogmid, dabagadoomid 2- laasimid, isku dhejin

إكبار

1- wax weyn u arkid 2- weyneyn

أكبر ج أكابر

Kan ugu weyn

اكتتاب

Is qorid

اكتحال

Indha-kuul marsasho

اكتراء

Kiraysasho

اكتراث لـ

U aabbayeelid

اكتساء

Dhar xirasho

اكتساب

Kasbasho, tacbasho

اكتشاف

1- kashifid, feydid 2- iktishaafid, marka ugu horraysa ogaansho

اكتظاظ

Si daran u buuxsamid

اكتفاء بـ

Ku kaaftoomid

اكتمال

Dhammaystirmid

اكتناء بـ

Kunyo baxsasho, kunyo yeelasho

اكتناز

1- buuxsamid, ururid 2- kaydsasho

اكتناف

Hareerayn, hareeraha ka marid

اكتنان

Is qarin

اكتواء بـ

Is gubid