إعجاب

1-yaab gelin 2- farxad gelin

إعجاز

Cajsi gelin

إعجال

Deddejin

إعجام

1- hadal aan fasiix ahayn ku hadlid 2-erey dhibic u yeelid, nuqdo saarid

أعجف م عجفاء ج عجاف

Caato, xayeesi

أعجم

1- qof aan fasiix ahayn 2- aflaawe

أعجمىّ

1- qof aan fasiix ahayn 2- qof cajami ah

أعجوبة ج أعاجيب

Wax yaab keena

إعداء

jirro iwm. qaadsiin, ku daarasho

إعداد

Diyaarin

إعدام

1- waxbeelid, faqriyid 2- waxbeelin 3- dilid

إعذار

1- u cudurdaarid 2- cudurdaar muujin 3- cudurdaar helid

إعراب عن

Muujin, shaaca ka qaadid

إعراب

1- caddeyn 2- icraabid, hadal qaacidooyinka naxwaha ku dabbaqid

أعراب

Dad baadiye dega

أعرابىّ

Reer-baadiye

إعراس بـ

1- naag la aqal-gelid 2- galmo samayn

إعراس

Aroos dhigasho

إعراض عن

Jeedsasho, "jeesasho"

الأعراف

Derbiga u dhexeeya Jannada iyo Naarta

أعرج م عرجاء ج عرج

Jiis

إعزاز

1- xoojin 2- sharfid, karaamayn

أعزب

Doob, iskaabule

أعزل ج عزل، وعزّل

Qof aan hubaysnayn

إعسار

Faqriyid, faqiir noqosho, cayroobid

أعسر م عسراء ج عسر

Bidixle, gurey

إعشاب

Caws badan yeelasho

أعشى م عشواء ج عشو

Qof habeenkii aan wax si fiican u arkin

إعصار ج أعاصير

Dabayl xoog badan oo wareegata

إعضال

1- cajsi gelin 2- darnaansho

إعطاء

wax siin

إعطاب

Halaagid, burburin

إعظام

1- weyneyn 2- weynaansho

إعفاء

1- ka dhaafid 2-timo iwm. reebid, dhaafid

إعفاف

Dhawrid, wax dhawrsan ka dhigid

أعفر م عفراء ج عفر

Wax midab booran leh

إعقاب

1- farac ka tegid 2- arrin caaqibo fiican yeelasho 3- ku dhaafid, ku reebid

أعقف ج عقف

Qalloocan

إعلال

1- cilladeyn, cillad u yeelid 2- cudur ku ridid

إعلام

Ogeysiin

إعلان ج إعلانات

1- bandhig 2- ogeysiis

إعلان

Muujin, bandhigid

أعلى ج أعلون

Kan ugu sarreeya 

الأعلى

Midka ugu sarreeya من أسماء الله الحسنى

إعمار

1- cammirid 2- cimriyid

إعمال

Shaqaysiin, shaqo gelin

أعمش م عمشاء ج عمش

Qof aragti yari iyo illin isku darsaday

أعمه م عمهاء ج عمه

Jahawareersan

أعمى م عمياء ج عمى، وعميان

Indhoole, cammoole

إعنات

Dhib ku ridid

أعوج م عوجاء ج عوج

Qalloocan

اعوجاج

Qalloocasho

أعور م عوراء ج عور

Iley,  il la’,  illaawe

إعياء

1- daalid, noogid 2- daalin

إعياء

Daal aad u daran

إغاثة

U gargaarid

إغارة على

Weerarid, dagaal ku qaadid

إغارة

xarig iwm. si daran u soohid

إغاظة

Ciilid, ciil ka keenid

أغبر م غبراء ج غبر

Wax midab booran leh

اغبرار

Boor yeelasho

اغتراب

1-qurbe ku noolaansho 2- shisheeye guursasho

اغترار بـ

Ku sirmid

اغترار

Moogaansho

اغتراف

biyo iwm. darsasho, qaadasho

اغتسال

Qubeysasho, mayrasho

اغتصاب

1- boobid 2- naag kufsasho, xoogid

اغتفار

Cafiyid, ka dhaafid

اغتلام

Kacsasho

اغتمام

Welbahaarid

اغتناء

Tanaadid

اغتنام

1- qaniimaysasho 2- fursad ka faa'idaysasho

اغتياب

Xamasho

اغتياظ

Ciil dareemid

اغتيال

Shirqoolid, dabinqoolid

إغداق

1- burqasho 2- roob si daran u di’id

أغرّ م غرّاء ج غرّ

1- cad 2- faras bar cad wejiga ku leh

إغراء بين

Isku dirid

إغراء

Ku dirid

إغراق فى

Ku xeeldheeraansho

إغراق

Maashayn, hafin

أغرل ج غرل

Yuuble. qof beejo leh

أغرودة ج أغاريد

1- hees 2- hees-shinbireed

إغزار

Badin

إغشاء

1- mugdiyoobid 2- daboolid

إغضاء على

Ku sabrid, u dulqaadasho

إغضاب

Caraysiin

إغطاش

1- mugdiyoobid 2- mugdi ka dhigid

إغفاء

Wax yar hurdid

إغفاءة

Hurdo yar

إغفال

1- ka tegid, faraha ka qaadid 2- illowsiin

إغلاء

1- biyo iwm. karkarin  2- sicir qaaliyeyn, qaali ka dhigid

إغلاظ فى

hadal iwm. ku adkayn

إغلاق

Xirid, awdid

إغلال

dhul ama guri iwm. faa'ido keenid

أغلبيّة

Aqlabiyo, dadka intooda badan

أغلف م غلفاء ج غلف

Daboolan

أغلوطة ج أغاليط، وأغلوطات

Hadal dadka lagu qaldo

إغماء

Suuxdin

إغماد

seef gal gelin, gal ku xarayn

إغماض عن

Iska dhaafid

إغماض

1- damuujin, indhaha daboolid 2- daboolid

أغمص م غمصاء ج غمص

Fiishle

إغناء

1- deeqid, ku fillaansho 2- tanaad ka dhigid

أغنية ج أغان

Hees

أغنيّة ج أغانىّ

Hees