أشمط م شمطاء

Qof cirro yar gashay

اشمئزاز بـ من

Ka didid, kahasho

إشهاد

Markhaati ka dhigid

إشهار

1-muujin 2-bil ka soo wareegid

أشهب م شهباء ج شهب

Dambasle 

أشوه م شوهاء ج شوه

Qaab daran, aad u foolxun

أشيب م شيباء ج شيب

Cirroole

إصابة

Asiibid, ku dhicid

إصاخة لـ إلى

Dheg u dhigid, dhegeysasho

أصالة

Asal noqosho

إصباح

1- waabberiisasho 2- ahaansho, noqosho 

إصباح

Waabberi, aroor,

إصبع ج أصابع

Far

أصبع ج أصابع

Far

أصدأ م صدآء ج صدء

Mirir leh

إصدار

1-fulin, xoolo meesha ay u soo arooreen oo biyaha ka cabbeen ka kaxayn 2-soo saarid

إصداق

1-meher siin 2- meher u magacaabid

إصر

1- culays 2- ballan adag

إصراخ

U gargaarid

إصرار على

Ku adkaysasho, daa’imid

آصرة ج أواصر

Wax dadka isku xira sida nasab iwm.

اصطبار

Sabrid

اصطحاب

La jirid, la socosho

اصطخاب

Isku buuqid, isku qaylin

اصطدام

Isku dhicid, isku dirsasho

اصطراخ

Aad u qaylin

اصطفاء

Doorasho

اصطفاف

Safasho, isa safid

اصطكاك

Is dhufasho

اصطلاء

Kulaalid, wax kulul dhaxanta isaga bi’in

اصطلاح على

Ku heshiin

اصطلاح

Heshiin, sulxi gaarid

اصطناع

1-samaysasho 2- doorasho

اصطياد

Ugaarasho,  "ugaarsasho"

اصطياف بـ

Xilliga kulaylka meel raaxaysi u aadid

إصغاء إلى

Dheg u dhigid

أصغر ج أصاغر

Kan ugu yar

إصفاء

1-si saafi ah kula dhaqmid 2-u doorasho, ku gaar yeelid

أصفر م صفراء ج صفر

midab  jaalle ah

اصفرار

Midab  jaalle yeelasho

أصل ج أصول

Asal

إصلاء

dab ku gubid

إصلاح بين

Heshiisiin, sulxi dhex dhigid

إصلاح

Hagaajin

أصلة

Abeeso daran oo gaaban

أصلع م صلعاء ج صلع

Bidaarle

أصلم م صلماء ج صلم

Dhageey

أصمّ م صمّاء ج صمّ

1-dhegoole 2- wax xiran oo qam ah

إصمات

1- aammusin 2- aammusid

إصمام

Dhegabbeelin

أصيدة ج أصائد

Mooro

أصيل ج آصال، وأصائل

Galab

إضاءة

1-iftiimin, ifin 2-iftiimid

إضاعة

Lumin, dayacid

إضافة

1-tiirin, idaafayn 2-martiggelin

إضبارة ج أضابير

Xirmo xaashi ah

إضجار

Dhib iyo ciriiri gelin

إضجاع

Jiifin, seexin

إضحاء

Waqti barqo gelid

أضحاة ج أضحى

Udxiya, neefka la gowraco ciidda carafo

إضحاك

Qoslin

أضحوكة ج أضاحيك

Wax lagu qoslo

أضحيّة ج أضاحىّ

Udxiya, neefka la gowraco ciidda carafo

إضراب عن

Iska dhaafid, ka tegid

إضرار

Dhibid

إضرام

dab hurin

اضطجاع

Seexasho

اضطراب

1-qasmid, isku darsamid 2-dhaqdhaqaaqid

اضطرار

U dhibaato gelin

اضطرام

dab hurid

اضطلاع على

Awoodid, itaal u hayn, karid

اضطهاد

Saxariirin, silcin

اضطهاد

Saxariir, silic

إضعاف

1-tabarbeelin 2-laballaabid, badin

إضلاع

Culaysin, culays saarid

إضلال

1-baadiyayn, lumin, habaabin 2-qarin

إضمار

Qarin

اضمحلال

1-baabi’id, tirtirmid 2- daciifid

إضناء

Dhib iyo culays u gaysasho

إضواء

Cunug caato oo daciif ah dhalid

أطّ ، أطيط

Shanqarid

إطابة

Fiicanayn, wax wanaagsan  ka dhigid

إطاحة

Halaagid, baabi'in

إطار ج أطر

Idaar, fareem, waxa ku hareera shay kale

إطارة

Duulin, buubin

إطاعة

Adeecid, yeelid

إطافة بـ

Hareerayn, hareeraha ka marid

إطاقة

Awoodid, karid

إطالة

Dheerayn, wax dheer ka dhigid

إطباق على

Ku heshiin, isku waafaqid

إطباق

1-daboolid 2- habeen mugdi noqosho

إطراء

Si xad-dhaaf ah u ammaanid

اطّراد

1- toosid 2- israacid

إطراق

1-madaxa hoos u dhigid 2- cabsi ama jahawareer la aammusid

أطرش م طرشاء ج طرش

Jigle, qof aan aad wax u maqlin, dhakan

أطروفة ج أطاريف

Wax yaab leh oo fiican

إطعام

Quudin 

إطغاء

Xadgudub ku ridid

إطفاء

Damin: bakhtiin

إطفائىّ ج إطفائيّون

Dab-damiye

اطّلاع على

Ogaansho

إطلاع

1-fiidid, fiid soo saarid 2-ogeysiin, u muujin

اطّلاع

Fiirin

إطلاق

1-furid 2-dirid

إطلال

waqti soo dhowaansho

أطم ج آطام

Dhufays, "dhufeys"

إطماح

Damac gelin

اطمئنان بـ

Degid, meel rug iyo degmo ka yeelasho

اطمئنان

Xasilid, degid

أطيب ج أطايب

Kan ugu fiican

إظفار

Guul siin, u gacan gelin

أظفور ج أظافير

Ciddi

إظلال

1-hoos u yeelid 2- hoos yeelasho 3- soo dhowaansho

إظماء

Oommin

إظهار

Muujin, soo bandhigid

إعادة

Soo celin

إعاذة

Magangelin

إعارة

Ergid, caariyo ahaan u siin

إعاشة

Noolayn, waxtarid, dhaqaalayn

إعانة

Kaalmayn, taakulayn

إعتاد

Diyaarin

إعتاق

Xorayn, xor ka dhigid

إعتام

Mugdi gelid

اعتبار بـ

Ku cibra-qaadasho

اعتبار

1- ku tirin, ka soo qaadid 2- cibra-qaadasho

اعتبار

1- cibra-qaadasho 2- muuno, sharaf

اعتداء على

Ku xadgudbid, dulmiyid

اعتداد بـ

Tirsasho, xisaab ku darsasho

اعتداد

Ciddo tirsasho

اعتدال

1- toosid 2- labo xaaladood u dhexayn

اعتذار

Cudaddaarasho, "cudurdaarasho"

اعتراء

Asiibid

اعتراض على

Ka hor tegid, diidid

اعتراض

Ka hor imaansho, hor istaagid

اعتراف بـ

Qirasho

اعتراك

1- is dagaalid 2- geel waraab isku ciriiryid

اعتزاز بـ

Isku cisayn, ciso ka raadin

اعتزال

Fogaansho

اعتزام

Go’aansasho

اعتساف

Qardajeexid

اعتصاب

Duubasho

اعتصار

Miirasho, suurasho

اعتصام بـ

1- isku ilaalin  2- laasimid, ku dhegid

اعتقاد 

Rummayn, caqiido ka dhigasho

اعتقال

1- xirid, xabbisid 2- dabrid

اعتكاف على

Laasimid

اعتكاف فى

Negaansho

الاعتكاف

Ictikaaf

اعتلاء

1- sarrayn 2- fuulid, korid

اعتلال بـ

Isku mashquulin, isku madaddaalin

اعتلال

Jirrasho

اعتماد على

Cuskasho

اعتمار

1- cumraysasho 2- booqasho

اعتناء بـ

Ku dadaalid

اعتناق

1- laasimid 2- arrin si dhab u qabsasho

اعتياد

Caadeysasho, caado ka dhigasho

اعتياص

Adkaansho

اعتياض من

Mag ka qaadasho

اعتيام

Doorasho 

إعثار

1- kufin 2- tusin, daalacsiin