استضاءة بـ

Ku iftiinsasho

استضاءة

Ifid, iftiimid

استضافة

Martiggelis weyddiin

استضامة

Dulleysasho

استضعاف

1-daciif ku tirin 2-dulleysasho

استطابة

Wax fiican u arkid

استطارة

Faafid, fidid

استطاعة

Karti, awood

استطاعة

Karid, awoodid

استطالة على

Ku xadgudbid

استطالة

1-dheeraansho 2-wax dheer ku tirin

استطباب

Daaweyn ka dalbid

استطراد فى

hadal iwm. sii wadid, sii dhexgelid

استطراف

Wax fiican oo yaab leh u arkid

استطعام

Cunto weyddiisasho

استطلاق

1-furmid 2- caloolbixid

استظلال بـ

Hargelid, harsasho

استظهار بـ

Kaalmo weyddiisasho

استظهار

1- cashar kor ka akhrin 2- wax xagga dhabarka marin

استعادة

1- noqosho ka dalbid 2- soo noqsasho

استعاذة بـ

Magangelid

استعارة

Caariyeysasho, caariyo ahaan u qaadasho

استعاضة

Mag weyddiisasho

استعانة بـ

Kaalmo weyddiisasho

استعباد

Addoomaysasho

استعبار

Ilmayn, indhaha ilmo ka keenid

استعجال

1- degdegsasho 2- degdegid

استعداد لـ

Isdiyaarin

استعذاب

Macaansasho

استعراض

1- bandhig ka dalbid 2- baxsi ka samayn

استعصاء

Diidid, ka hor-imaansho

استعصام

Is ilaalin

استعطاف

Dhimrin ka dalbid

استعظام

1- isweyneyn 2- weyneysasho, wax weyn u arkid

استعفاء

Cafis ka dalbid

استعلاء

1- sarrayn 2- sarrayn dalbid 

استعلام

Wareysasho

استعمار

1- qof wax cammira ka dhigid 2- gumeysasho

استعمار

Gumeysi, isticmaar

استعمال

1- isticmaalid 2- shaqaale ka dhigasho

استغاثة

Gargaar weyddiisasho

استغراب

Wax yaab leh ku tirin

استغراق فى

Ku xeeldheeraansho

استغراق

1- wada qaadasho 2- arrin waqti qaadasho

استغشاء

dhar isku daboolid

استغفار

Denbidhaaf weyddiisasho

استغلاظ

1- adkaansho 2- darnaansho 3- wax adag ku tirin

استغلال

Ka faa'idaysasho

استغناء عن

Ka kaaftoomid

استغناء

Tanaadid  

استفادة

Faa'idaysasho

استفاضة فى

Ku dheeraansho

استفاضة

Faafid

استفاقة

Miyirsasho

استفتاء

Fatwo weyddiin

استفتاح

Furid ka dalbid

استفحال

Darsasho, weynaansho

استفراغ

Dhammaan daadin

استفزاز

1- daandaansasho 2- ka kicin, ka xanaajin

استفزاز

Daandaansi

استفزازىّ

Daandaansi leh

استفسار

Fasir ka dalbid, caddeyn ka dalbid

استفظاع

Wax daran oo xun u arkid

استفهام

Su'aalid, fahansiin ka dalbid

استقاء من

1-dhaansasho 2- waraab ka dalbid

استقاءة

Mantag iska keenid

استقالة

Xiltir dalbid

استقامة

Toosid

استقباح

Wax xun ku tirin

استقبال

Qaabilid

استقدار

Qudro weyddiisasho

استقدام

Imaansho ka dalbid

استقذار

1-wasakh ku nicid 2- wasakh u arkid

استقراء

arrin dabagelid

استقراء

Akhris ka dalbid

استقرار بـ

Ku negaansho, ku sugnaansho

استقرار

Sugnaansho

استقصاء

Ku dheeraansho

استقصار

Wax gaaban ku tirin

استقطاب

Hal meel isugu keenid

استقلال

1- gooni u bixid 2- yaraysasho

استكانة 

Dulloobid

استكانة

Dulloobid

استكبار

1- isweyneyn 2- wax weyn u arkid

استكتاب

Qoraal ka dalbid

استكتام

Qarin ka dalbid

استكثار من

Iska badin, badsasho

استكثار

Wax badan u arkid

استكشاف

Sahamin, sahan aadid

استكنان

Is qarin

استلاب

Boobid

استلاف

Amaah qaadasho

استلال

seef siibasho, la soo bixid

استلقاء

Dhabar dhabar u seexasho

استلهام

Ilhaan weyddiisasho

استماع إلى 

Dhegeysasho, dheg u dhigid

استمالة

1- leexasho  2- soo duufsasho, soo leexsasho

استمتاع بـ

Ku raaxaysasho

استمداد

Kaalmo ka dalbid

استمرار

Sii daa’imid, sii socosho

استمساك بـ

Qabsasho

استمساك عن

Ka harid

استمساك

Xirmid, reebmid

استملاح

Wax qurxoon u arkid

استمناء

Seegaysasho

استمناح

Siismo ka dalbid

استمهال

Korasho ka dalbid

استناد إلى

Cuskasho, ku tiirsasho

استنارة

Ifid, nuurid

استنان بـ

Raacid, ku camalfalid

استنباط

Soo saarasho, soo baxsasho

استنثار

1- sandaarasho 2- siinsasho

استنجاء

1- meel dalcad ku gabbasho 2- istinjood, darabgudasho

استنجاد

1- kaalmo weyddiisasho 2- gurmad ka dalbid

استنزال

1- soo dejin 2- degitaan ka dalbid

استنزاه عن

Xumaan iska fogeyn

استنساخ

1- qorid 2- guurin ka dalbid

استنشاق

1- ursasho 2- wax sanka ka qaadasho

استنصات

Dhageysi ka dalbid

استنصار

Gargaar weyddiisasho

استنصاف

Cadaalad  ka dalbid

استنطاق

Hadal ka dalbid

استنقاذ

Badbaadin

استنكاح

Nikaaxsasho

استنكار

Wax xun u arkid

استنكاف عن

Ka san-taagid, iska weyneyn

استهام

Qori-tuurasho

استهانة بـ

Yasid

استهجان

Xumaysasho, wax xun u arkid

استهداء

1- hanuun dalbid 2- hadiyad weyddiisasho

استهزاء بـ

Ku jeesjeesid

استهلاك

1- maal dhammayn, bixin 2- baab'in

استهلال

1- ilmo dhalanaya oohin iyo qaylo la imaansho 2- bil iwm. dhalasho 3- hadal iwm. bilaabasho, furfurasho

استواء إلى

Aadid, u qasdid

استواء على

Ka kor marid,  ka sarrayn

استواء

1-toosid 2- wax siman noqosho 3- bislaansho

استياء

Dhibsasho, ka xumaansho

استياق

Kaxaysasho, wadasho

استياك

Cadaysasho

استئثار بـ

Isku gaar yeelid, isku koobid

استيجاب

1- mutaysasho 2- waajib ku tirin

استئجار

Kireysasho

استيحاش

Cidla' dareemid

استئخار

Dib u dhicid; dib marid

استيداع

Amaano u dhiibasho

استئذان

Idan weyddiisasho

استيراد

Keensasho, soo dhoofisasho

استيسار

Fududaysasho

استئسار

Qafaalasho

استيصاف

1- tilmaan weyddiin 2- dhakhtar daawo inuu qoro ka dalbid

استئصال

Dabargoyn, wax ilaa salkiisa bixin

استيضاح

Caddeyn ka dalbid

استيطان

Deegaan ka dhigasho

استيعاب

Kulli wada qaadasho

استيفاء

Dhammaan wada qaadasho

استيقاد

1-dab hurin 2- hurid

استيقاظ

Baraarugid, soo kicid

استيقاف

Joogsasho ka dalbid

استيقان

Yaqiinsasho

استيلاء على

1- ka adkaansho 2- meel qabsasho

استئمان

Nabadgelin ka dalbid

استئناس 

1- wehel ka dhigasho 2- arkid, indhaha saarid

استئناف

Bilaabid

استيئاس من

Quusasho

إسحات

1-dabargoyn, ciribtirid 2- booli ku dhicid

أسحم م سحماء ج سحم

Madooban

إسخاط

Caraysiin, xanaajin

أسخم م سخماء ج سخم

Madooban

أسد ج أسود، وأسد

Libaax

إسداء إلى

Siin, wanaag u qabasho

إسدال

daah iwm.  raaricin