إزالة

Suulin, fogeyn

أزب

Daadasho, qubasho

إزباد

Xunbayn, xunbo keenid

إزجاء

Kaxayn, wadid

ازدجار

Canaan qaadasho, ka harid

ازدحام

Is ciriiriyid

ازدراء

1- yasid 2- ceebayn, canbaarayn

ازدهار

1- iftiimid 2- farxid

ازدواج

1-is dhexgelid  2-lammaan noqosho

ازدياد

1-kordhid, siyaadid 2- kordhisasho

أزر

Xoojin, taakulayn

أزر

Xoog, awood

أزرق م زرقاء ج زرق

Buluug ah

إزعاج

1- rabshadayn, qasid 2- dhibid

أزف، أزوف

1- dhowaansho 2- degdegid

أزل

1- horrayn 2- wax bilow aan lahayn

إزلاف

Dhoweyn, meel dhow geyn ama keenid

إزلاق

Sinbiriirixin

إزلال

Sinbiriirixin

أزلىّ

1- asali, wax bilow aan lahayn 2- wax jiri jiray

إزماع على

Go'aansasho

إزمان 

Waqti qaadasho

أزمة ج أزمات

Dhibaato

آزمة ج أوازم

1- abaar 2- dhibaato, rafaad

إزهار

Ubax soo saarid

إزهاق

Burburin, baabi'in, suulin

أزهر ج زهر

Wax cad oo iftiimaya

ازورار عن

Ka leexasho

أزيز

Guux

أسّ ج آساس

Asaas, sal

إساءة إلى

Xumayn, xumaan ku samayn

إساءة

1-wax xun la imaasho 2- xumayn

إسار ج أسر

Waxa lagu xiro asiirka

أساس ج أسس

Asaas, sal

إساغة

1-marsiin, wax cuntama ka dhigid 2- bannayn, mubaax ka dhigid

إسالة

1-daadin 2-dhalaalin

إسامة

Foofin, soofin

إسب

Bisqan, shuun, "bisqin"

إسبات

Maalin sabti gelid

إسباح

Dabaalin, qof dabaasha ka dhigid

إسباع

1-toddoba noqosho 2-naag toddoba bilood ku dhalid

إسباغ

Dhammaystirid, taam ka dhigid

إسبال

1-maro iwm. sii deyn  2- balka sabuul soo bixin

أسبوع ج أسابيع

Toddobaad, usbuuc

است ج أستاه

Futo

أستاذ ج أساتذة

Macallin, ustaad

أستاذيّة

Ustaadnimo

استباء

Qafaalasho

استباق إلى

U tartamid

استبانة

1- caddaansho, muuqasho 2- caddeyn dalbasho

استبدال

wax wax kale ku baddalasho

إستبرق

Xariirta nooca adag

استبشار

Farxid

استبشاع

Wax xun ku tirin

استبعاد

Fogeysasho, wax fog u arkid

استتابة

Towbakeen ka dalbid

استتار

Is qarin

استتباب

arrin toosid, hagaagid

استثارة

Kicin

استثمار

Istismaar samayn, xoolo wax ka soo saarid

استثناء

Ka soo reebid

استجابة لـ

Oggolaansho, ajiibid

استجادة

Wax wanaagsan u arkid

استجارة بـ

Magangelid

استجارة

Magangelyo weyddiisasho

استجاشة

dheri karkarid

استجداد

1- soo cusboonaansho 2- cusbooneysiin

استجهال

Jaahil ku tirin

استجواء

Dhibsasho

استحالة

1-isbaddalid 2- suuraggeli-waayid

استحباب

Jeclaysasho

استحجار

Dhagax noqosho 

استحداث

1- wax cusub keenid 2- wax cusub ku tirin

استحذاء

Deeq ka dalbasho

استحسار

Daalid, noogid

استحسان

Wax wanaagsan ku tirin

استحضار

1-xusuusasho 2- keenid 3- imaansho ka dalbid

استحفاظ

1-ilaalin ka dalbid 2- ku aamminid

استحقار

Yasid, liidid, xaqirid

استحقاق

Mutaysasho, istaahilid

استحلاء

Macaansasho

استحلاف

Dhaarin, dhaar marin

استحلال

Bannaysasho, xalaal ka dhigasho

استحمام

Qubeysasho, mayrasho

استحواذ على

Ka adkaansho

استحياء من

Sariigasho, xishood

استحياء

1-xishood 2- wax isagoo nool ka tegid, dhaafid

استخارة

Khayr doonasho

استخبار

Waraysasho

استخدام

Adeegsasho

استخراج

Soo saarasho, soo baxsasho

استخفاء

Is qarin

استخفاف

1-fududaysasho 2- dulleysasho

استخلاص

Doorasho

استدارة

Wareegasho 

استدانة

Deynsasho, deyn qaadasho

استدراج

Sabsabid,  "sasabid"

استدراك

1-haleelid  2- wax qaldan dib u sixid

استدعاء

U yeerasho

استدلال بـ

Daliilsasho

استذكار

1-dersi iwm. marin, akhriyid   2- xusuusasho

استراحة

Nasasho, daaltirasho

استراق

Xadid

استرجاع

1-soo noqsasho 2- innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun dhihid

استرحام

Naxariis ka dalbid

استرخاء

Jilcid 

استرداد

1-soo noqsasho 2- soo celin weyddiisasho

استرشاء

Laaluush dalbid

استرشاد

Hanuun dalbid

استرضاء

Raalli weyddiisasho

استرضاع

Nuujin ka dalbid

استرعاء

Ilaalo ka dalbid

استرقاق

Addoonsasho, addoon ka dhigasho

استزادة

Siyaado dalbid

استزلال

Sinbiriirixin

استساغة

1- macaansasho 2-wax cuntama u arkid

استسخار من

Ku jeesjeesid

استسقاء

Roob-doonid

استسلام

Is dhiibid, hoggaansamid

استسهال

Fududaysasho, sahal ka dhigasho

استشارة ج استشارات

Istishaaro, la-tashi

استشارة

La showrid

استشراء

Darnaansho, weynaansho

استشراف

Hanqaltaagid

استشعار

Dareemid

استشفاء بـ

Isku daaweyn

استشفاع

Shafeeco dalbid

استشكال

Isku dhex darsamid, qasmid

استشهاد بـ

Daliilsasho

استشهاد

Markhaatikac ka dalbid

استشهاد

Shahiidnimo ku dhimasho

استصباح بـ

Ku iftiinsasho, iftiin ka raadin

استصراخ

Gargaar dalbid

استصعاب

Wax adag ku tirin, wax dhib leh u arkid

استصغار

1-yaraysasho, wax yar u arkid 2-wax yar dalbid