أرتّ م رتّاء ج رتّ

Shige, qofka shiga  "shigshigaaye"

إرتاج

albaab  si sugan u xirid

ارتباك

Jahawareerid

ارتجاء

Rajayn

ارتجاج

Gilgilasho, lulasho

ارتجال

khudbo kor  ka jeedin

ارتحال

Guurid

ارتداء

Xirasho, labbisasho

ارتداد عن

Ka noqosho

ارتداد

1- noqosho 2-noqsasho

ارتداع

Canaansamid, canaan qaadasho

ارتشاء

Laaluush qaadasho

ارتشاف

Dhuuqid

ارتضاء

Raalli ahaansho, oggolaansho

ارتضاع

naas nuugid

ارتطام فى

Meel si daran ugu dhicid

ارتطام

Dhiiqo ku dhicid

ارتعاد

Jarayn, gariirid

ارتعاش

Jarayn, gariirid,

ارتفاع

Sarrayn, kor noqosho

ارتقاء

Fuulid

ارتقاب

1-sugid, filasho 2-fiirin

ارتكاب

denbi iwm. falid, samayn

ارتكاز على

Cuskasho

ارتهان

Rahan ahaan u haysasho

ارتواء

Biyo ka dhergid

ارتياب

Shakiyid

ارتياح

Farxid, riyaaqid

ارتياد

Doonid, dalbid

أرثّ م رثّ

Duug, bolol

إرث

Dhaxal

إرجاء

Dib u dhigid

إرجاح

miisaan raajixin

إرجاع

Celin

إرجاف ج أرجيف

War been oo fidno iyo qas kiciya

إرجاف

Lululid, gilgilid

أرجوان

Geed ubax guduudan leh

أرجوحة ج أراجيح

Wiifow

أرجوزة ج أراجيز

Nooc gabayga qaybihiisa ka mid ah

إرخاء

1-jilcin 2- daah iwm. sii deyn, raaricin

إرخاص

Raqiisin, raqiis ka dhigid

إرداء

1-meel sare ka soo ridid 2- halaagid

إرداف

1-raacin 2- qof faras iwm. saaran gadaal qof kale ka fariisin

إردبّ ج أرادبّ

Weel wax lagu beego

أرذل ج أراذل

Aad u liita

أرز

Bariis, “bariid”

إرساء

Sugid, wax sal u yeelid

إرساخ

Sugid, wax sal la hubo leh ka dhigid

إرسال

1-dirid 2- sii deyn

أرش ج أروش

1-daqar  iwm. 2- diyada dhaawaca

إرشاد

Hanuunin

إرصاد

Diyaarin, darbin

أرض ج أرضون، وأراض

Dhul

إرضاء

Raalliggelin, raalli ka dhigid

إرضاع

Nuujin

أرضة ج أرض، وأرضات

Aboor

أرضيّة ج أرضيّات

Dhuleed

إرعاب 

Argaggixin, argaggax gelin, cabsiin

أرعن م رعناء ج رعن

Nacas

ارعواء عن

Ka harid

إرغاء

Xunbayn, xunbo yeelasho

إرغام

Sandulleyn, si sandulle ah u khasbid

إرفاق

Ku lifaaqid

أرق

Dhafrid, habeen hurdo waayid

أرق

Dhafar

أرق

Dhafarsan

إرقاد

Seexin, jiifin

أرقم ج أراقم

Abeeso lab oo waabaayo leh

إركاس

Rogid, gaddiyid

إرم

Qofka ay reer caad ka soo farcameen

إرماس

Aasid

إرماض

Gubid, kulayl daran ku qabasho

إرمال

1- cayroobid 2-garoob noqosho 3- meel bacaad yeelasho

أرمد م رمداء ج رمد

Qof daaf qaba

أرمص م رمصاء ج رمص

Fiishle, qof indhaha fiish ka leh

أرملة ج أرامل

Carmal, garoob

أرنب ج أرانب

Bakayle

إرهاب

Argaggixin, argaggax gelin

إرهابىّ ج إرهابيّون

Argaggixiye

إرهاق

1-wax aan la awoodin ku kallifid 2- dhibid

أروع ج روع

Qof aad wax u fahma

أريب

Qof caqli badan

إرّيس ج أراريس

Kan beerta fala

أريكة ج أرائك

Sariir leh qubbo oo lagu qurxiyay daah iwm.

أزّ ، أزيز

1- gilgilasho 2- guuxid

أزّ

Gilgilid, lulid

إزاء

Ka soo-horjeed, muqaabil

إزاحة

Durkin, sii fogeyn

إزار ج أزر

Hoosgunti, marada hoose laga xirto

إزاغة

Leexin

إزاغة

Leexin, jeedin