إحماء

Kululayn

أحمر م حمراء ج حمر

Guduudan

احمرار

Guduudasho

أحمق م حمقاء ج حمق، وحمقى

Nacas, dabbaal

إحناق

Xanaajin, xanaaq ka keenid

إحنة ج إحن

Xiqdi, uurkutaallo

أحنى

Tuurre, qof tuur leh

أحوذىّ

Qof si fiican wax u bartay

أحول م حولاء ج حول

Weershe

أحوى

Madooban

إحياء

Noolayn, naf ama nolol ku soo celin

أخ ج إخوان، وإخوة

Walaal

إخافة

Cabsiin, cabsi gelin, bajin

إخبات

Khushuucid

إخبار

Sheegid

أخت ج أخوات

Walaasha

اختباء

1- dhuumasho, gabbasho 2- kaydsasho

اختبار

1- tijaabin, imtaxaanid 2- wax guntiisa ogaansho

اختباز

Muufo dubasho

اختتام

Khatimid, dhammaysasho

اختتان

Is gudid

اختراص

Been abuurasho

اختراق

Dhexgelid, jiirid

اختصاص بـ

La  gaar noqosho

اختصاص

1- khaas noqosho 2- doorasho 3- cayroobid

اختصام

Isla doodid, isla murmid

اختطاف

Dafid

اختفاء

1- is qarin 2- qarsoomid

اختلاس

1- lacag iwm. dafid 2- dhiitin, xadid 

اختلاط

Iskudarmid, isdhexgalid

اختلاف إلى

Ku noqnoqosho

اختلاف

1-isweydaarid 2-is khilaafid

اختلاق

been abuurasho

اختلال

1- hallaabid 2- daciifid

اختمار

1-khimaar xirasho 2- khamiirid

اختيار

Doorasho

اختيان

1- khayaanid 2- khayaano raadin

إخجال

1- xishood gelin 2- yaxyax gelin

أخدود ج أخاديد

Jeex dheer oo dhulka laga sameeyo

أخذ بـ

Qabasho

أخذ

1- qaadasho 2- qabasho

آخر م آخرة

Dambeeya, gadaal jira, aakhir

آخر م أخرى

Mid kale

إخراب

Kharribid, kharaab ka dhigid

إخراج

1-bixin 2- xadiis iwm.  soo saarid 

أخرس م خرساء ج خرس

Aflaawe

أخرق م خرقاء ج خرق

1- dabbaal 2- qof sancada aan ku ficnayn

إخزاء

Dulleyn, dulli ku ridid

إخسار

1-khasaaro ku ridid 2- dhimid, naaqusin

إخصاب

1- aaran noqosho 2- aaran ka dhigid 3- bacramin

إخصاب

Falgalka shahwada labka iyo dheddiga

إخضاع

Qof hoggaansan ka dhigid

إخضال

Qoyn, wax qoyan ka dhigid

أخضر م خضراء ج خضر

Cagaaran

اخضرار

Cagaarasho

أخطبوط

Farammugo, bahal siddeed lugood leh iyo jir jilicsan oo ku nool badda, farammaggooggo

إخفاء

Qarin

إخفاق

Guuldarraysasho

أخفش م خفشاء ج خفش

Qof aan aad wax u arkin

إخلاء

Bannayn, eber ka dhigid

إخلاد إلى

U xasilid

إخلاد

Waarin, wax waara ka dhigid

إخلاص

1- baraxtirid, khaalis ka dhigid 2- ikhlaas la imaansho

إخلاص

Ikhlaas, Alle dartii wax u samayn

إخلاف

1-ballan baajin 2- baddal u keenid

إخلال بـ

Ka gaabin

أخلق م خلقاء ج خلق

Duug ah

إخماد

Damin, bakhtiin

أخمص

Cagta dhexdeeda meesha dhulka aan gaarin

أخير م أخيرة

Dambeeya, gadaal jira

إدّ

Arrin daran oo xun

أداء

1- gudasho 2- akhris

أداة ج أدوات

Qalab

إدارة

1-wareejin 2-maamulid

إدام ج أدم

Koosaar, “goosaar”

إدامة

Daa'in ka dhigid

إداوة ج إداوات

Sibraar

أدب ج آداب

1- edeb, dhaqanwanaag 2- suugaan

إدبار

Jeedsasho

ادّثار

Go' isku duuduubid

ادّخار

Kaydsasho

إدخال

Gelin

آدر

Qof sheelo qaba

إدراء

Ogeysiin

إدراج

Ku darid, dhexgelin

ادّراع

Canbuurbireed xirasho

إدراك

1-gaarid 2- fahmid, garasho

أدرة ج أدر

Sheelo

ادّعاء

Sheegasho

إدغام

 wax wax kale dhexgelin

إدفاء

Qandicin, qandac ka dhigid

ادّكار

Xusuusasho

إدلاء بـ

1- wadaan sii deyn, ridid 2- siin

إدلاء

wadaan sii deyn, ridid

إدلاج

Dheelmasho

آدم عليه السّلام

Nabi aadam عليه السلام

آدم م أدماء ج أدم

Maarriin ah

إدماء

Dhiig ka keenid

إدماج

wax wax kale dhexgelin

إدمان

Caadaysasho, ka hari waayid

إدمان

Qabatin, caadaysiga la caadaysto waxyaalaha aan layska dhaafi karin sida daroogada iwm.

أدمة

Midabka maarriinka

آدمىّ ج آدميّون

Aadane

إدناء

1-dhoweyn 2- maro iwm. sii deyn

أدنى م دنيا

1- ugu dhow 2- ugu liita

إدهاش

1- jahawareerin 2- ka yaabin

إدهان

Munaafaqnimo ku dhaqmid

ادّهان

Subkasho, dhaashad

أدهم  م دهماء ج  دهم

Madooban

أديب ج أدباء

Adiib, qof suugaanta aqoon u leh

أديم ج أدم

Maqaar

إذابة

Dhalaalin

آذار

Bil suryaani ah oo ku aaddan bisha Maarso

إذاعة ج إذاعات

Idaacad, "idaaco"

إذاعة

Faafin

إذاقة

U dhadhansiin

أذان

1-   ogeysiis 2 - aadaan, addinka salaadda

اذّخار

Kaydsasho, kayd ka dhigasho

اذدكار

Xusuusasho

إذعان

Hoggaansamid

إذكاء

Hurin

إذلال

Dulleyn, dulli ku ridid

أذن ج آذان

Dheg, xubinta maqalka

إذن لـ

Fasixid, idmid

إذن

Idan

إذناب

Denbaabid, gaboodfalid

إذهاب

Tegsiin, suulin

إذهال

Jahawareerin

آذىّ ج أواذىّ

Hir daran

أذى

Dhib

أذيّة

Dhib

إرابة

1-shaki gelin 2-wax shaki leh noqosho

إراحة

1-u raaxayn 2- geel moorada u soo celin 3- urin

إرادة

Doonid, rabid

إراقة

Daadin

أراك

Geed leh miro la cuno laamihiisana ilkaha lagu nadiifiyo

إرب ج آراب

1-dan  2-xubin

أرب ج آراب

Dan, xaajo

إرباء

1- siyaadin, kordhin 2- ribo la imaansho

إربة

Dan, xaajo

الأربعاء

Arbaco

أربعة م أربع

Afar

أربعون

Afartan