اجتواء

Dhibsasho

اجتياح

Burburin, ciribtirid

اجتياز

Gudbid, marid

إجحاف

Wax aan la awoodin ku kallifid , dhib weyn gelin

أجدر بـ

Ugu habboon

إجذال

Farxin

أجر ج أجور

1- abaal  2- meher

أجر

1- abaal siin 2- kireyn

آجرّ

Laban, dhagax duban guryaha lagu dhiso, matuuni

إجراء

Socodsiin

إجرام

Danbaabid, gaboodfalid

أجرب م جرباء ج جرب

Qof cudurka cadhada qaba

أجرة ج أجر

Ujro, abaal

إجزاء

Kaafiyid, ku fillaansho

إجزال

Wax badan siin

إجفاء

Fogeyn

أجل ج آجال

1- ajal, waqti dhammaadki 2- muddo

أجل

Haa

إجلاس

Fariisin

إجلال 

1- weynayn 2- wax weyn u arkid

إجماد

Masuugid, bakhaylid

إجماع على

Ku heshiin, arrin isku raacid

إجماع

Kulmin, uruurin

إجمال

hadal iwm. soo duuduubid, soo koobid

أجمة ج آجام

Jiq, geedo is haysta

أجمع م جمعاء

Dhammaan, giddi , kulli 

أجن

biyo iwm. is baddalid

إجناب

1- fogaansho 2- fogeyn 3- janaabo gelid

أجنبىّ ج أجانب

Shisheeye, ajnabi, qalaad

إجهاز على

qof dhaawac ah dhammaystirid

إجهاض

ilmo uur-jiif ah soo ridid

أجوج، أجوجة

Dhanaan noqosho

أجوف م جوفاء ج جوف

Wax gudaha eber ka ah ama waasac

أجير ج أجراء

Qof kiro ku shaqaynaya

آح

Caddaanka ukunta ku jira oo la cuno

أحاد

Keli keli

إحاطة بـ

Koobid, wada gaarid

إحالة إلى

U wareejin

إحباب

Jeclaansho

إحباط

Burin, baabi'in

إحبال

Uurayn, uur u yeelid

أحبول ج أحابيل

Siriq, dabin

أحبولة ج أحابيل

Siriq, dabin

احتباس

1- iscelin, joogsasho 2- reebid, joojin

احتباش

Uruursasho

احتجاب

Isqarin, isxijaabid

احتجاج بـ

Xujo ka dhigasho, daliil ka dhigasho

احتجار بـ

Magangelid

احتجار

1- dhabta gelin,dhabta ku qaadid 2- qol samaysasho

احتجاز

Reebasho, haysasho

احتجام

Istoobid

احتداد

Darnaansho

احتدام

Darnaansho

احتذاء على بـ

Ku dayasho, waddo qof kale maray ku socosho

احتذاء

Kabo xirasho

احتراز من

Iska ilaalin

احتراس من

Iska ilaalin

احتراف

Shaqaysasho

احتراق

Gubasho

احترام

Tixgelin, qaddarin

احتزاز

Goosasho

احتساء

Kabkabbasho

احتساب

1-malayn 2- ajar raadsasho

احتشاد

Kulmid

احتشام

Sarriigasho

احتضار

Sakaraadid

احتضان

Dhabta gelin

احتطاب

Qoryo gurasho

احتظار

Mooro samaysasho

احتفار

Qodasho, faagasho

احتفاظ بـ

Xafidasho, ilaalsasho

احتفال

1- kulmid 2-buuxsamid

احتقار

Liidid, yasid

احتقان

1- uruurid 2- kaadiqabad, kaadi soo bixi waayid

احتكار

Ixtikaar samayn

احتكار

Ixtikaar, badeeco in la uruuriyo si loo iibiyo  marka ay qaali noqoto

احتكاك

Is rugid, is xoqid

احتكام إلى

Garsoor weyddiisasho

احتلال

1- meel qabsasho 2- meel degid

احتلام

1- riyo arkid 2- qaangaarid, baaluqid

احتمال

1- xanbaarasho 2- dulqaadasho 3-suuraggelid, suurroobid

احتناك

Qabsasho, ka adkaansho

احتواء على

Shamilid, soo hoos gelid

احتياج إلى

U baahasho

احتياط

Is ilaalin, isjirid

احتيال

Xeeladayn, xeelad ku samayn

إحجام عن

Ka istaagid, ka harid

أحجيّة ج أحاجىّ

Hal-xiraale

أحد

1- mid ah, keligii ah 2- qof

الأحد

Axad, maalinta axadda

أحد

Buurta uxud

إحداث

1- wax cusub keenid 2- qof weyso ka jabid

إحداد

1- mindi iwm. afayn 2- naag asay saarasho

إحداق بـ

Koobid, hareerayn

إحدام

Caraysiin, xanaajin

أحدب م حدباء ج حدب

Tuurre, qof tuur leh

أحدوّة

Heesta xoolaha lagu kaxeeyo

أحدوثة ج أحاديث

Sheekasheeko

أحديّة

Heesta xoolaha lagu kaxeeyo

إحذاء

Siin, waxbixin

إحراج

1- ciriiri gelin 2- denbi gelin

إحراز

Keenid

إحراق

Gubid

إحرام

1-salaad xirasho 2- xaj xirasho 3- xaramka gelid

أحرى بـ

Ugu habboon

إحساس

1- ogaansho 2- dareemid

إحسان إلى

Ixsaan u samayn

إحسان

Wanaajin, fiicnayn

إحصاء

Koobid, "tirakoobid"

إحصار

1- reebid 2- go'doomin

إحصان

1- dhawrid 2- guursasho  3- u guurin

إحفاء

shaarib iwm. aad u jarid

إحفاظ

Xanaajin, caraysiin

إحقاق

Sugid, dhab ka dhigid

إحكام

Sugid, wax sugan ka dhigid

إحلاء

Macaanayn

إحلال

1- bannayn 2- meel dejin 3- ixraamka ka xalaaloobid

إحليل ج أحاليل

Ib