أب ج آباء

Aabbe, “aabbo”

آب

Bil suryaani ah oo ku aaddan bisha Agoosto

أبّ

Caws, cagaarka dhulka

أبّ، أباب

U diyaargaroobid

إباء

Diidid 

أبابيل

Kooxo

إباحة

Bannayn

إباحيّ

Kan wax kasta bannaystay

إباحيّة

Ibaaxiyo, wax kasta bannaysasho

إبادة

Baabi'in, dabargoyn

إبارة

1- halaagid 2- baarin

إباق

Dhuumasho

إبانة

1- caddayn, muujin 2- caddaansho 3-goyn

ابتداء

Bilaabid

ابتدار

Degdegid

ابتداع

1- wax cusub la imaansho  2- bidco keenid

أبتر م بتراء ج بتر

1-wax dibka ka go'an 2- qof aan farac ka harin

ابتزاز

Boobid, xoogid

ابتسامة

Muusood, dhoolbirid

ابتعاد

Fogaansho

ابتغاء

Doonid

ابتكار

Ku hor marid, bilaabid

ابتلاء

Imtaxaanid

ابتلاع

Dhunjin

ابتلال

Qoyanaansho,  wax qoyan ahaansho

ابتهاج بـ

Farxid 

ابتهال

Baryootan

ابتئاس

Walbahaarid

ابتياع

Iibsasho, gadasho 

أبحّ م بحّاء ج بحّ

Xabeebsan

إبحاح

Xabeeb ku ridid

أبخر م بخراء ج بخر

Ur xun leh

أبد ج آباد

Waqti,  waayo

أبدا

Darfu-samaan istimraar tusiya, tusaale : أفعله أبدا   weligey waan samaynayaa

إبداء

Bilaabid 

إبداء

Muujin

إبداع

Wax cusub keenid

إبدال

1- baddalid, doorin 2- wax wax kale ku baddalasho

أبدىّ

Wax daa'in ah oo aan dhammaad lahayn

إبراء

1- bogsiin 2- bari ka dhigid

إبراد

1- qaboojin 2- qabow gelid

إبرار

Aqbalid, yeelid, ajiibid

إبراز

Muujin, soo bandhigid

إبرام 

Go'aamin

إبرة ج  إبر

Cirbad, “irbad”

أبرص م برصاء ج برص

Qof baras qaba

إبريز

Dahab saafi ah

إبريق ج أباريق

Kirli, ibriiq

إبسال

1- mamnuucid, reebid 2- u dhiibid, gacanta u gelin

إبشار

1- farxid 2- farxin 3-maqaar iwm. diirid

إبشام

Daacaqurun ku ridid

إبصار

1- arkid 2- fiirin

إبط ج آباط

Kilkil , shaqfal

إبطاء

Daahid, dib u dhicid

إبطار

Jahawareerin

إبطال

1- baadil la imaansho 2- burin

أبطح ج أباطح

Meel daad-mareen ah oo bacaad iyo quruurux leh

أبطولة ج أباطيل

Wax aan sugnayn oo baadil ah

إبعاد

1- fogeyn 2- fogaansho

إبغاض

Nicid

آبق

 

إبقاء على

1- dhawrid, ilaalin 2- u dhimrin

إبقاء

Reebid, baaqi ka dhigid

إبكاء

Ka ooysiin, oohin ka keenid

إبكار

1- kallixid 2- dhaqsasho

أبكم م بكماء ج بكم

Aflaawe

إبل ج آبال

Geel

إبلاء

1- imtaxaanid 2- bolol ka dhigid

إبلاس

1- quusasho 2- walbahaarid

إبلاغ

Gaarsiin

أبله م بلهاء ج بله

Nacas, dabbaal, doqon

إبليس ج أباليس، وأبالسة

Ibliis

ابن ج أبناء، وبنون

Wiil, igaar

ابن السّبيل

Qof safar ku jira oo wax ka kala go'een

ابنة ج بنات

Gabar, inan

إبهاج

Farxin

إبهام ج أباهيم

Suul

إبهام

1- qarin  2- qarsoomid

أبوّة

Aabbenimo

أبىّ

Kan dulleysiga diida

أبيض م بيضاء ج بيض

Cad, midab cad leh

ابيضاض

Caddaansho

إتاحة

fursad iwm. siin

أتان ج أتن

Dameerta, dameer dheddig ah

إتاوة ج إتاوى

1- jisyo 2- canshuur

إتباع

1- raacid 2- raacin

اتّباع

Raacid

اتّجار

Ganacsasho

اتّجاه إلى

U jeedsasho, aadid

اتّحاد

Midoobid

اتّحاد

Midnimo

إتحاف

Hadiyad yar oo qiime leh siin

اتّخاذ

Samaysasho

اتّخام

Daacaqurmid

إتراع

Buuxin

اتّراع

Buuxsamid

إتراف

1- u nimcayn 2- kibir ku ridid

اتّزار

Go' xirasho

اتّزار

Hoosgunti xirasho

اتّساخ

Wasakhoobid

اتّساع

Waasicid

اتّساق

1- ururid, kulmid 2- habaysmid, toosid

اتّسام

Astaan gaar ah yeelasho

اتّصاف بـ

Ku sifoowid

اتّصاف

Sifo yeelasho

اتّصال 

Xiriirid, isku xirmid

اتّصال بـ

La xiriirid

اتّضاح

Waadax noqosho

إتعاب

Daalin

إتعاس

Halaag ku ridid

اتّعاظ

Waantoobid, waano qaadasho, “waansamid”

اتّفاق ج اتّفاقات

Heshiis

اتّفاق 

Heshiin, wax isla garasho

اتّقاد

dab hurid

إتقان

Sugid , wax sugan ka dhigid

اتّكاء على

Dengiigsasho

اتّكال على

Talasaarasho, tawakalid 

إتلاف

Halaagid , baabi'in

إتمام

Dhammaystirid,  taam ka dhigid

اتّهام

Tuhumid

إتئام

Mataano dhalid

إتيان

Imaansho  

إثابة

1- soo celin 2 – abaalmarin

أثاث ج أثث

Alaabta guriga la dhigto

إثارة

1- kicin 2- dhul falid

أثارة

Raad

أثال

1- hanti, maal 2- sharaf

أثام

Dembi

إثبات

Sugid 

إثخان

Daciifin; tabarbeelin

أثر ج آثار

1- raad  2- khabar

أثرة

1- doorasho 2- waxa ugu fiican la gooni noqosho

أثعل ج أثاعل

Lakable , qof ilig dheeraad qaba

أثفية ج أثاف

Seddexda dhagax dheriga la saaro midkood

أثفيّة ج أثافىّ

Seddexda dhagax dheriga la saaro midkood

إثقاب

Shidid

إثقال

1- culays saarid 2- xaammil uurkeeda muuqasho

أثل

Geed weyn oo qoryo leh

إثم ج آثام

Denbi, “dembi”

آثم ج آثمون

Danbiile “dambiile”

أثم

Dembaabid

إثمار

geed miro dhalid

إثمال

Sakhraamin

إثمد

Nooc indhakuusha ka mid ah

اثنان م اثنتان

Labo

أثيم

Dambiile

إجاءة إلى

U dhibaato gelin

إجابة عن

Ka jawaabid

إجابة

Oggolaansho, ajiibid, yeelid

أجاج

1- dhanaan 2- kharaar ah

إجادة

1- fiicnayn 2- wax fiican keenid

إجارة

Magangelin

إجارة

Kiro, ijaar

إجازة ج إجازات

Ijaaso, fasax

إجازة

Bannayn, fasixid

إجاعة

Gaajo ku ridid

إجّانة ج أجاجين

Baaf, weel dharka lagu dhaqo

إجبار على

Dirqin, khasbid

اجتباء

Doorasho

اجتثاث

Rujin , fujin

اجتذاب

Jiidasho

اجتراح

Kasbasho

اجترار

1- jiidasho  2- baryaqaadid

اجترام

Danbaabid

اجتلاب

Jiidasho

اجتماع ج اجتماعات

Kulan, shir

اجتماع

Kulmid, shirid

اجتناب

Ka fogaansho

اجتنان

Is qarin

اجتهاد 

Dadaalid, juhdi la imaansho

اجتهاد

Ijtihaad, in laga soo saaro xukun sharci kitaabka ama sunnada