الثلاثاء, 10 أيار 2016 06:42 Written by

تقديم مراجع الكتاب مقدم عبد الله

Rate this item
(0 votes)

كلمة المراجع

Gogolxaarka Dibueegaha Muqadam Abdullahi

   بسم الله والحمد لله، والصلاة والسلام على رسول الله، وعلى آله وأصحابه ومن والاه    وبعد،     

 فلله الحمد الذي يسّر إتمام كتاب (تعلّم معي الصومالية).

     أولا يطيب لي أن أهنّئ شيخي وأخي مؤمن يوسف عالم الذي بذل جهدا في تأليف هذا الكتاب، فهو كتاب قيّم ، يمكن أن يستفيد منه الطلاب الصوماليون والعرب.

    يسعدني أن أكون مراجعا لهذا الكتاب، وكان ذلك بتوفيق من الله تعالى، وكما هو معلوم فإنّ عمل الإنسان لا يخلو من خطأ، ولذا نرحب باقتراحات القارئ العزيز لعلها تفيدنا في الطبعات الأخرى. 

  أسأل الله تعالى أن يجزي أخي عن هذا العمل خيرا وأن يبارك له في عمره، وآخر دعوانا أن الحمد لله رب العالمين.

 

 

مقدم عبد الله أبو حسين

 

6 جماد الأول 1437هـ .15/2/2016

باريس

 

ORAAHDA DIBU-EEGAHA

 

   Magaca Alle ayaan ku bilaabayaa, mahadna waxaa iska leh Alle, naxariis iyo nabadgelyo rasuulkii Alle korkiisa ha ahaato iyo ehelkiisa iyo asxaabtiisa iyo dadkii isaga raacay, intaa kaddib,

 

   Ilaah baa mahad iska leh oo fududeeyay dhammaynta buugga (ILA BARO SOOMAALIGA).

 

   Ugu horreyn bogaadin iyo ducaba waxaa iga mudan Shekheyga oo ahna  walaalkeyga Muumin Yuusuf Caalim, oo runtii ku dadaalay soo saarista buugga (ILA BARO SOOMAALIGA), waa buug aad u qiima badan, waxaa ka faa'ideysan kara Ardayda Soomaaliyeed iyo kuwa carabtaba, waxaan ku faraxsanahay inaan noqdo qofka muraajaceeyay, taasna waxay ahayd towfiiqda Allaha sarreeyay, fal aadane qalad lagama waayo, waxaannu soo dhoweynaynaa fikradda akhristaha sharafta leh, si looga faa'iidaysto marka la soo saarayo daabacadda kale.

 

   Walaalkayga Alle ayaan u weyddiinayaa inuu kaga abaalmariyo wanaag, iyo inuu cimrigiisa dheereeyo, baryadeena waxaa ugu dambeeya in mahadda ay u sugan tahay Allaha caalamiinta rabbigooda ah .

 

Muqadam Abdullahi Abow Hussein

 

6/5/1437 H. 15/2/2016 M.

Paris

 

Read 185 times Last modified on الإثنين, 23 أيار 2016 18:03