mother's milk.jpg

Caanaha hooyada aad bay ugu fiican yihiin ilmaha , dumarka aan naaska siinin caruurta oo dhahay naasaha inay iga dhacaan ma rabo aad bay u qaldan yihiin waayo caanaha ilmaha waxay ka reebayaan cuduro badan, la mid ma noqonayo canuga marka aan la nuujinin naaska ilmo naas soo jaqay, hooyada naaska waa inay siisaan ilmaheeda marka ay ugu yar tahay hal sano iyo bar, waxaana haboon in la siiyo labo sano dhamaystiran sida Alle subxaanahu wataacaal Quraanka ku cadeeyay.